14 May, 2024
1 min read

Faah faahin ka soo baxday Taliyihii ciidamada NISA ee Doolow oo xaaskiisa ay dishay.

Taliyihii  Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ee degmada Doolow, Ibraahim Hilowle Xuseen ayaa maanta waxaa dishay xaaskiisa oo iyadu toogatay. Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo ee dowlad-goboleedka Jubbaland Barre Maxamed ayaa xaqiijiyay dilka taliyihii hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ee Doolow, Ibraahim Hilowle Xuseen. “Waxay ku dishay bistoolad, way xiran tahay […]

2 mins read

Madaweyne Xasan Sheekh “Dagaalku waa soconayaa, ma istaagaayo….” +Video iyo Codka madaxweynaha.

Dhuusamareeb: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gulufka ka dhanka ah al-Shabaab uu sii soconayo ilaa laga gaaro guusha kama-dambaysta ah. Madaxweynaha ayaa hadalkan ku sheegay khudbad lasoo duubay oo uu jeediyey caawa fiidkii. Madaxweynaha ayaa ka hadlay weerarkii al-Shabaab ku qaadeen degaanka Cawsaweyne, waxaana uu sheegay in tirada ciidanka uga dhimatay ay […]

1 min read

Horjoogihii Al-Shabaab ee gobolka MUDUG oo isu soo dhiibay Dowladda.

MUQDISHO — Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka al-Shabaab. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan aagga Wisil ee gobolka Mudug uu isku soo dhiibay mid ka mid ah amiirada al-Shabaab. Wasiirka aya amagaca sarkaalka […]

1 min read

Guddiga difaaca ee golaha Shacabka oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Guddiga difaaca ee golaha Shacabka BFS ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidanka Qaranka. Xoghayaha guddiga difaaca ee BFS Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin oo la hadlay saxaafadda ayaa marka hore ka warbixiyay kulan uu guddiga difaaca maanta la qaatay Wasiir kuxigeenka wasaaradda gaashaandhiga […]

1 min read

R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay shir ku saabsan Isku-duwidda deeqaha.

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-beene ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Qaab-dhismeedka Guddiyadda Tiirarka, Hab-raaca Cusub ee Wadashaqeynta Isku-duwidda Deeqaha. Waxaa shirka si rasmi ah u daahfuray Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Salaax Axmed Jaamac, waxaana furitaanka munaasabadda khudbado ka jeediyay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud […]

1 min read

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Laascaanood.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.Dadka magaalada ayaa soo dhaweyay madaxweyne ku xigeenka. Wararka ayaa sheegaya in socdaalkiisa ay ku wehliyaan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland. Waxaa la filayaa inuu kulamo la qaato hoggaanka iyo oday dhaqameedka deegaannada SSC. Laascaanood muddo ka badan […]

1 min read

Hay’adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabanaysa Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka

Muqdisho :-Hay’adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed ayaa qaban qaabo xooggan ugu jirta qabsashada  Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka, shirkaas oo ay hay’addu qabanayso sanadkii 2-aaD, wuxuuna ka dhici doonaa Magaalada Mogadisho inta u dhaxeysa 24 illaa 26 October 2023. Shirka ayaa isku  keeni doona dhamaan daneeyayaasha ka shaqeeya Kaabayaasha tayada sida hay’addaha dowlada, hay’addaha aan dowliga […]

1 min read

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis horumarineed

Muqdisho :-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya labada dowladood. Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan  aFaraax (Beenebeene)  iyo Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa dowladda Soomaaliya u saxiixay heshiiskaan, halka dowladda Mareykanka uu […]

1 min read

Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 7.0 ayaa ku dhuftay Badda Bali ee dalka Indonesia.

Jakarta :– Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisa lagu qiyaasay 7.0 ayaa ku dhuftay badda woqooyiga jasiiradaha Bali iyo Lombok ee dalka Indonesia subaxnimadii hore ee maanta, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters ka soo xigatay xarunta seismological Seismological Center ee Yurub-Mediterranean (EMSC). Xudunta dhul gariirku waxay ahayd 203 km (126 mayl) waqooyi ee Mataram, Indonesia, aadna […]