1 min read

R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay shir ku saabsan Isku-duwidda deeqaha.

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-beene ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Qaab-dhismeedka Guddiyadda Tiirarka, Hab-raaca Cusub ee Wadashaqeynta Isku-duwidda Deeqaha.

Waxaa shirka si rasmi ah u daahfuray Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Salaax Axmed Jaamac, waxaana furitaanka munaasabadda khudbado ka jeediyay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud C.Sheekh Faarax (Beenebeene).