30 Apr, 2025
1 min read

Gen. Muungaab : In Dowladnimada guulaysato cadowgana laga adkaado waa danta cid kasta

Muqdisho :- Guddoomiyehii hore ee gobolka Banaadir,Dr, Xasan Maxamed Xuseen {Muungaab) ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo goobaha laga saaray oo ay ugu dambaysay degmada Ceelbuur. Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in ay dowladdu guuleysato, lagana adkaado cadowga khawaarijta ay cid kasta dan ugu jirto. “In Dowladnimada guulaysato […]

1 min read

Ciidamada dawladda oo dib uga gurtay deegaano ay horay uga qabsadeen Al-Shabaab.

Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay. Laba ka mid ah saraakiisha dawladda oo diiday in magacooda la sheego maadaama aysan oggolaansho u haysan inay ka hadlaan hawlgallo xasaasi ah ayaa sheegay in ciidanku ay Isniintii dib […]

1 min read

Faransiiska oo diiday inuu la baxo safiirkoodii Niger ee la cayriyey.

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, inaanu dalkaas ka bixi doonin. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, iyada oo milateriga xukunka dalkaas la wareegay ay amar ku siiyeen danjiraha inuu dalkaas ka baxo. Macron oo ka qayb galay shir ay isugu yimaadeen danjirayaasha Faransiiska ee dalalka caalamka, ayaa sheegay […]