August 14, 2023
Faah faahin : Qarax ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairob.i
Qarax Ka dhashay Haan Gaas oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka Dhacay Wadda 12ka ee Xaafada Islii ee magaalada Nairobi, waxaa sidan u xaqiijiyey saraakiisha amaanka ee degmada Kamakunji oo goobta kula hadlay saxaafadda. Madaxa taliska booliska qaybta Bururburu, Fransis Kamau oo saxaafadda la hadlay ayaa sidan yiri: “maanta abaare sagaal saac oo galabnimo […]
Go’aano laga soo saaray Shirkii wasaaradda maaliyadda dalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Bamaadir.
Muqdisho : Shir u socday muddo 2-maalin ah wasiirada maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo gebagabeeyey magaalada Muqdisho. Kulankan ay yeesheen wasiirada maaliyadda heer Federaal iyo Dowlad Goboleedyada ayaa lagu gorfeeyay dib u habeynta maaliyadda, mideynta canshuuraha, dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta. Wasiirka maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane […]
Ciidamada Dowladda oo hawlgal amni ka sameeyey xadka Shabeelooyinka.
Muqdisho :- Ciidamada Qaranka ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay jiinka wabiga Shabeelle gaar ahaan aagga Beerta Cali Mahdi iyo deegaanada dhaca duleedka caasimadda. Howlgaladan oo si wada jir ah ay u sameeyeen urrurka 2-aad ee guutada 22-2aad Booliska sida Militariga u tababaran iyo NISA ayaa looga goleeyahay xaqiijinta amniga caasimadda.
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Mozambique ee Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.
Addis Ababa : Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan looga wada hadlay qodobo dhowr ah oo salka ku haya arrimaha Diplomaasiyadda waxa uu la qaatay ku simaha safiirka Mozambique ee dalka Ethiopia mudane Sergio Balio. Kulankan oo ka dhacay Safaaradda Mozambique ee Addis Ababa ayay labada masuul uga […]
Jaaliyada Somalida Nederland SFON & Kooxda Soma Boys oo tartankii sanadlaha ahaa
Amersfoort, Jaaliyada Somalida Nederland SFON & Kooxda kubada Cagta Soma Boys waxay shalay qabteen tartankii sanad laha ahaa: kooxaha Kubada Cagta Jaaliyada Nederland (Footbal Tournament) waxaana ka soo qeyb galay dhamaan kooxadaha wadanka ka dhisan oo kala ah: Amsterdam Breda Gouwda, Nijmeden, Purmerend, Tilburg, Soma Utrecht, Mijndrecht, FC Mijndrecht Soma Boys, Roosendaal, Zeeland Boys. Cayaarahan […]
Dagaallo culus oo ka socda deegaanada Amxaarada ee dalka Itoobiya
Iska horimaadyo ayaa laga soo sheegayaa ilaa ugu yaraan laba magaalo oo ka tirsan gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada dawladda. Deegaanka Bure oo 150-km dhanka koonfureed kaga beegan xarunta gobolka ee Bahirdar, dadka deegaanka ayaa BBC u sheegay in dagaal qaraar oo la isku adeegsaday hubka […]
Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay waddo isku xirta Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud.
Muqdisho :- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddo Laami ah ah isku xirta Waddooyinka Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud ee degmada Yaaqshid. Hirgalinta dhismahaan oo qeyb ka ah mashruuca dalkaaga ku dhiso hal Dollar ayaa fulinteeda waxaa iska kaa shaday Maamulka Degmada Yaaqshid, bulshada […]
Nabadoonno uu ka mid ah yahay Sheekh Shariif oo xal ka gaaray dagaal beeleedyo
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Dhexe ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in heshiis horudhac ah laga gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay beelo halkaa wada daga oo ay ku baxeen madax iyo oday dhaqameedka deegaanka. Deegaanka Burka Diirimeed oo ka tirsan Shabeelleada Dhexe ayaa xalay lagu soo gabagabeyay heshiis beelahaas ay wada gaareen isla markaana maalmahaan […]
Dowladda Soomaaliya oo dalka Hungary ka soo celisay gabar ay qaraabo yihiin Nasro Abuukar.
Wasiirka dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud, oo shalay ay su’aalo waydiiyeen baarlamaanka Soomaaliya ayaa arrimihii wax laga waydiyay waxaa ka mid ahaa hannaankii loo maray shaqo ka joojintii guddoomiyahii Xiriirka cayaaraha Fudud ee Soomaaliya Khadiijo Aadan Daahir. Wasiir Maxamed Barre ayaa golaha shacabka ka hor sheegay magacyada dhowr qof oo qaraabo ay yihiin […]
Codsi loo dirtay dadka ku nool deegaannada Al-Shabaab ka taliyaan.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu socdo diyaar garow ballaaran oo ku aaddan howgallo ka dhan ah Al-shabaab kaas oo laga fulinayo deegaannada ay shabaabku gacanta ku hayaan. Jeneraal Cabdullaahi Canaood oo ah afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegay in ciidamadu ay ilaalo ka sameeyeen xarumaha Al-Shabaab ee qaraxyada ay ku diyaariyaan, xarumaha […]