18 May, 2024
4 mins read

Waa tuma Gabadha Soomaaliyeed ee basbaaska ay sameyso dunida laga hadal hayo?

Ubax Xasan, oo asalkeeda Soomaaliya ka soo jeedda ayaa waxay soo jiidatay warbaahinta dunida, kaddib markii basbaas ay sameyso aad looga hadlay. Ubax oo dharka xayeysiisa, waa milkiilaha shirkadda UBAHHOT, oo soo saarta basbaas diyaarsan, waxaana basbaaskeeda looga hadlay majaladaha caanka ah ee Oprah Daily, Forbes, Vogue, iyo qaar kaloo badan. Waxaa gabadhan aad loogu […]

1 min read

Howlgal Amniga lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho :-Taliyaha Qaybta 27aad Ciidanka Dhulka XDS G/Sare Faarax Kooshin ayaa Hawlgalo lagu Nadiifinayo Khawaarijta  ka Sameeey degaanno Hoostaga Magaalada Halgan ee Gobolka Hiiraan. Howlagalka ayaa daaranaa Nadiifinta haraadiga khawaarijta ee ku dhuumaaleysanayo degaanno hoostaga Magaalada Halgan,halkaa oo ay ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ka sameen howlgal baritaano ah,waxana sarakiisha howlgalka hoggaamineysay ay shacabka u […]