27 Jul, 2024
1 min read

Soomaliya iyo Kenya oo heshiis dhanka Hawada kala saxiixday

Nairobi :-Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaliya Fardowso Cusmaan Cigaal aya maanta heshiis Caalami oo wadaag ah oo la xiriira Hawada iyo Duulista la gashay dhiggeeda wasiirka Gaadiidka Kenya Mudane Kipchumba Mukomen. Heshiiskan ayaa u gogal-xaaraya in diyaaradaha wata astaanta Soomaaliya ee la diiwaangaliyey duulimaadyo ku tagi karaan Kenya, tan oo qeyb […]

1 min read

Dowlada Kenya oo wadahadalo la bilawday mucaaradkeeda.

Dowladda Kenya ayaa bilowday wadahadal ay la gasho mucaaradka si ay isku daydo in lagu xaliyo khilaafka siyaasadeed oo keenay dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhashay qiimaha maciishada oo aad u sarreeya, waxaana lagu baaqay in isbedel lagu sameeyo doorashada. Hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, ayaa soo abaabulay dibadbaxyadii ugu dambeeyay. Saraakiisha ayaa sheegay in ugu […]

1 min read

Xildhibaannada oo Akhrinta 2-aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hantidhawrka Guud ee Qaranka.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka oo ay Xildhibaannadu kaga doodayeen warbxinta akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Hantidhowrka Guud ee Qaranka, ayaa waxay sheegeen in la saxo qodobo madmadow ku […]

1 min read

Wasiirka Kalluumaysiga XFS oo Furay Shirka Wasaaraddaha Kalluumaysiga oo socon doona laba cisho.

Muqdisho :-Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa furay shir wadatashi ah oo u dhexeeya wasaaradda iyo Wasaaradaha Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda ee dowlad Goboleedyada dalka.   Shirkan oo socon doona muddo laba maalin ah ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta Kalluumeysiga dalka, dib u eegidda waxa […]

1 min read

Wasiirka Cadaaladda oo gaaray magaalada Dhuusamareb.

Dhuusamareeb :-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim qeybna uu ka yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalo madaxda Dowladd Goboledka Galmudug ee Dhuusamareb. Wasiirada Gargaarka,Cadaalada ee Dowladd goboleedka Galmudug,Odayaal dhaqan iyo Masuuliyiin kale ayaa Wasiirka Cadaalada iyo  Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta […]

1 min read

Ingiriiska oo heshiis la galay Turkiga si wax looga qabto tahriibka.

Boqortooyada Midowday (UK) ayaa ku dhawaaqday heshiis ay la gashay Turkiga si kor loogu qaado iskaashiga la xiriira wax ka qabashada socdaalka aan sharciga ahayn ee ay sameeyaan dadka tahriibayaasha ah. London ayaa ku dhawaaqday qorshahaan ,taasoo qayb ka ah isku day lagu dhimayo socdaalka aan sharciga ahayn,waxaana heshiiska ku jira dhismaha xarun cusub oo […]

3 mins read

Maxkamadda G/Banaadir oo 10-sanno xabsi ah ku xukuntay nin sixir iyo turufo kale ku qaraabanayay

Muqdisho :- Wax badan waxaa aad maqasheen dad loo maxkamdeynayo masuq-maasuq, dacwado dhul la xiriira ama dambiyada kale ee aadamaha sida caadiga ah uga dhaca, laakiin tani waa ay ka duwan tahay, waa dacwad anshax ah mana baahin doono muuqaalada qaar, sidoo kale, qaarkood waxaan qarin doonaa wajiyadooda, mana sheegi dooni magacyada saxda ah dadka […]

1 min read

Lix qof oo ku Geeriyootay Qarax Miino oo ka dhacay Gobolka Sh/Hoose.

Shallanbood :-Lix qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo kooxda Khawaarijtu gelisay Wadada xiriirisa Degmooyinka Qoryoolay iyo Shallanbood sida uu Wakaaladda Wararka SONNA u xaqijiiyey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Maxamed Ibraahim Barre, Qaraxan ayaa sidoo kale Sababay Dhaawaca 12 qof oo Shacab ah,iyadoo dhaawacyada la gaarsiiyey Cibitaalka Degmada Shallanbood,dadkan Shacabka ah […]

1 min read

Shaacinta deeq waxbarasho heerka shahaadada PHD

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto deeq Waxbarasho heerka PhD, taas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ugu deeqay in ay ka faaiidaystaan aqoonyahanka Soomaaliyeed. Waxbarashada waxaa bixinaysa Jaamacadda Qaramada Midoobay ee Nabadda (University for Peace). Deeqdan waxbarasho waxay […]