August 9, 2023
Itoobiya hadda ayay dagaal kasoo baxday, mid kale miyaa ka billowday?
Markii dowladda Itoobiya iyo xoogaggii TPLF ee gobolka Tigray ay ku heshiiyeen bishii Nofembar ee sannadkii hore inay soo afjaraan khilaafkooda, diblamaasiyiinta ayaa heshiiskaas nabadda ku tilmaamay waa cusub oo u beryay waddanka labaad ee ugu dadka badan Afrika. Qaar badan oo ka mid ah dadka gobolka Axmaarada, oo ay dariska yihiin Tigray, isla markaana […]
Wararkii ugu dambeeyay ee gulufka militari ee ka dhanka ah Al-Shabaab.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shanaad ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu ka wado ololaha dagaal ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku jirto qaban-qaabada guluf milatari oo ka dhan ah ururka Al-Shabaab degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareer ee Galmudug. Taliyaha ciidamada xoogga dalka, Jeneraal Ibraahim Sheekh […]
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ku dilay 25 ka tirsan Al-Shabaab.
Muqdisho-:-Howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka iyo saaxiibbada Caalamiga ah ka fuliyeen Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay 25 dhagarqabe oo uu ku jiro horjooge magaciisa lagu sheegay Ibraahim Dheere oo katirsanaa qaybta gaadiidka ee argagixisada, sida uu SONNA u xaqiijiyay sargaal ka tirsan hay’adaha Amniga. Hawlgalkan Qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Mukayle oo ka […]
Mid ka mid ah Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamda Dowladda.
Muqdisho :-Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afagarashadu yahay Mascuud ayaa goordhow isku soo dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka. Maxamed waxaa uu ka mid ahaa Khawaarijta ku dhuumaalaysanaysa deeganada miyiga ah ee gobolada Galgaduud. Waxaa isa soo taraya xubnaha horay ugu tirsanaa khawaarijta ee isu soo dhiibaya Ciidanka xoogga dalka, ka dib […]