17 May, 2024
1 min read

Al-Shabaab oo xayiraado ku soo rogtay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Muqdisho :- Ururka al-Shabaab ayaa xayiraado kusoo rogay shirkadda isgaarsiinta u weyn Soomaaliya ee Hormuud xarumo ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Xayiraadahan ayaa la sheegay inay saameeyeen xarumaha shirkadda ee degaanno ku yaalla Jubaland, Koonfur Galbeed iyo meelo ka mid ah Galmudug. Ilaha xog-ogaalka ah oo codsaday inaan magacooda la sheegin sababo amni […]

1 min read

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo gargaar u diyaarisay deegaanada Al-Shabaab laga saarayo.

Muqdisho :- Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaliyed mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta waxa uu booqday Baqaarka kaydka xarunta dhexe ee hay’adda oo ay ku jiraan qeybaha kala duwan ee raashinka, kaas oo loogu talagalay in dhawaan loo daabulo deeganadii khawaarijta laga saaray iyo kuwa maalmaha soo socda laga xoreyn doono. Guddoomiye Maxamuud ayaa […]

3 mins read

Baasaboorka Soomaaliga oo sare u kacay: Meeqo dal ayaad Visa la’aan ku tagi kartaa?

Singapore ayaa kaalinta koobaad ee baasabarooda ugu awoodda badan addunka kala wareegtray Japan, taas oo u oggolaanaysa in dal ku gal la’aan lagu tago baasaboorkeeda 192 goobood oo caalami ah, sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee Henley Passport Index. Shan sano ka dib markii ugu horreysay, Japan ayaa hoos ugu dhacday kaalinta saddexaad iyadoo […]

1 min read

Guddoonka labada aqal ee Baarlamanka oo ka wada hadlay dib u eegista Dastuurka.

Muqdisho :-  Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) oo ay wehliyaan ku xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyaha golaha aqalka sare Senoter Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeenadiisa. Kulanka guddoonka labada aqal ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta labada gole ee Baarlamaanka dalka, […]

1 min read

Maamulka K/Galbeed oo Wacad ku maray inay isku furayaan wadada isku xirta Baydhabo iyo Buur Hakaba.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( lagtagareen) ayaa sheegay in ay isku furi doonaan wadada xiriira Magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Bay. Madaxweynaha oo ku sugan degmada Buurhakaba ayaa sheegay in Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ay heystaan dhiirigelin uga imaaneysa Bulshada iyo dowladda Soomaaliya, loogana baahan yahay in Ciidamadu ay […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo deegaanno hor leh ka xoreeyay Al-Shabaab.

Muqdisho :-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay  deegannada Maraay Suuleey, Shiikhoow gaab, Hilowle gaab, Ciid Kuus iyo Xussee8n Cageey oo ka kala tirsan Gobollada Galgaduud iyo Shabeellada dhexe. Ciidamada oo kasoo baxay Degmada Ceeldheer ayaa Khawaarijta ka sifeeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Ruun-nirgood iyo Ceeldheer,waxaana […]

2 mins read

Robert Crane, Siduu ku islaamay?

Kumuu ahaa? Madaxweynahii Mareykanka Richard Nixon ayuu la taliye u ahaa. Waxaa uu heystay Shahaadada PhD ” in public law” iyo PhD . ” in international law”. Waxa uu madax ka noqday Jaamacadda “Harvard Society of International Law” iyo ” Deputy Director of the US National Security Council” waxa uu aasaasay, “the Center for Civilization […]

1 min read

Xiriirka cayaaraha fudud ee adduunka oo go’aan ka gaaray shaqa joojintii marwo Kahdiija.

Xiriirka ciyaaraha fudud ee dunida ee loo soo gaabiyo IAAF ayaa aqbalay xil ka qaadisti lagu sameeyay guddoomiyaha xrirka cayaaraha fudud ee Soomaaliya marwo Khadiija Aadan Daahir. Xirriirka ayaa bartooda ay ku keydiyaan magacyada guddoomiyeyaasha waddamada kala duwan ka saaray magaca Khaddijo, waxayna ku bedeleen guddoomiye ku xigeenka xirriika, Faarax Cali Macallin, kaas oo xilkan […]

4 mins read

Gudoomiyaha Ceelbuur “Shacab iyo siyaasiyiinba waan u diyaar garownay howlgalka dib u xorreynayo Ceelbuur” (WARBIXIN)

Muddo 15 sano ayay Argagixisadu gumeyn, silac, dulleyn iyo sumcad dil ku hayeen Ummaddeenna, dhulkeena iyo diinteenaba.  ,marka in lala dagaalamo waa muqadas waa sida aan qabo, waxayna ila tahay in taasi lagu kala qeybsaneyn,  waana waajib diini ah, mid waddani ah iyo mid damiir dadnimo ah in lagu garab istaago Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya […]

1 min read

Duqa muqdisho oo digniin u jeediyay dadka ka macaasha gargaarka loogu tala galay barakacayaasha.

Muqdisho: -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane , Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa shir guddoomiyay Shirka Madasha Xiriirinta Gargaarka ee Gobaalka Banaadir oo ay soo agaasintay waaxda Gargaarka  iyo Maareynta Musiibooyinka ee Maamulka Gobolka Benaadir. Shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa isla-xisaabtan la xariira in sharciga lala tiigsan doono hey’addaaha iyo shaqsiyaadka ka macaasha deeqaha […]