August 8, 2023
1 min read
Ciidanka Xoogga oo howlgal ka fuliyay xarun ay Al-Shabaab ku diyaarinayeen qaraxyo
Buulo burte:-Howlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibbadooda caalamiga saaka ka fuliyeen xarun Khawaarijtu ku leedahay deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada Buulo burte ee Gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa waxaa lagu beegsaday Garaash wayn oo Khawaarijta u ahaa goob ay ku diyaarinayaan Qaraxyada. Ciidanka Qaranku waxa ay halkaas ku burburiyeen afar Gaari oo […]