27 Jul, 2024
1 min read

Sarkaal iibsaday Hub ay lahaayeen Ciidamada Dowladda oo Maxkamadda Ciidamada la hor keenay.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo geba-gabeeysay dhageysiga  dacwad loo heysto Xidigle Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo lagu eedeeyay in uu gatay laba Qoray oo AK47 ah oo ay lahaayeen askar katirsan Ciidamada Booliska, isla markaana lacagta laga helay uu ku ciyaaray Aalada 1XBET. Xidigle Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo ah eedeysanaha kana […]

1 min read

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay ku xigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya.

Muqdisho :- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho. Ku-xigeenka QM ayaa Guddoomiyaha ku boggaadisay shaqada uu qabtay Baarlamaanka intii uu socday kalfadhiyadii la soo dhaafay iyo doorkiisa odaytanimada leh uu ka […]

2 mins read

1XBET iyo Maxkamadeynta Sarkaal ku turufeeyay Qorya ciidan iyo Hanti shacab.

Muqdisho :- Maxkamadda ciidamada qalabkan sidda ayaa soo gabagabeysay dhgeysiga dacwad loo heysto Xidigle/Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo lagu eedeeyay inuu iibsaday labo qori oo AK47 ah oo ay lahaayeen askar ka tirsan ciidanada Booliska Soomaaliyeed, lacagta uu hubkaas ku iibsadayna wuxuu ku ciyaaray ciyaarta la yiraahdo “1XBET”. Sarkaalkan ka tirsan ciidamada Booliska ayaa tijaabiyay […]

1 min read

Gudoomiye Madaale  “Deegaanka Gubadley iyo Xaafadda Waxar-Cadde muranka dhuleed ee ka taagan waa la soconaa….”

Muqdiaho :-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa ka hadlay dhacdooyin dhulka la xariira oo maalmihii la soo dhaafay ka taagan Caasimadda. Guddoomiye Madaale ayaa ugu horeyn ka hadlay  dhulka  Casa Italia ee degmada Xamarweyne,oo uu sheegay in dhulkaa uu […]

1 min read

Maryam Shetty gabadhii loogu hambalyeeyay wasiirnimada ee haddana laga saaray ayaa tiri “waxay ahayd qadar Alle”

Haweeneyda uu Madaxweynaha Nigeria Bola Tinubu magaceeda ka saaray liiska magacyada uu u diray Baarlamaanka si ay u go’aamiyaan in ay wasiiro ka noqdaan dowladiisa, Dr. Maryam Shetty ayaa sheegtay in ay qaddar tahay sababta magaceeda meesha looga saaray. Fariin dheer oo ay soo dhigtay barteeda Facebook-ga ayay Maryam Shetty ku sheegtay in aysan muujin […]

1 min read

Ilaalada xeebaha Talyaaniga oo sheegay in ay dageen labo doon oo siday 90 ruux oo tahriibayaal ah.

Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa sheegay in ay heleen meydka haweeney Afrikaan ah iyo canugeeda kadib markii labo doonyood oo ay la socdeen sagaashan qof oo tahriibayaal ah ay ku degeen jasiiradda Lampedusa. 57 qof ayaa la soo badbaadiyay balse in ka badan sodon kale ayaa la la’yahay. Dad ka badbaaday shilkan ayaa warbaahinta […]

1 min read

Maxkamadda G/Banaadir oo maanta mar kale u fariisatay dacwad ka dhan ah Eedaysanayaal loo haysto musuq.

Muqdisho :-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisaneysa fadhiga 3aad ee dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda. Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo furay dacwada maanta ayaa sheegay in fadhiga maanta uu ku saab sanyahay soo bandhigida dhageysiga cadeeyma xafiiska Xeer ilaalinta ee ka dhanka ah edeeysanayaasha katirsan Hey’adda socdaalka iyo […]

4 mins read

“Galmudug Maanta waa u Guul… Gafuurra-duubna waa Go’een” (WARBIXIN)

Magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Galmudug ayaa dhawaan lagu soo bandhigay dhallinyaro deegaanka ah oo hubeysan, iyo gaadiid dagaal, kuwaasi oo loo diyaariyay inay ka qeyb noqdaan howlgalka dhameystirka Wejiga koowaad ee Cadowga Khawaarijta ah looga xoreynayo deegaannada ay ka joogaan Galmudug. “Halkaani waa Gobalka Galguduud, goobtu waa nawaaxiga Dhuusamreeb, Goortu waa Barqanimadii Maanta, Dadku waa […]