12 Dec, 2024
1 min read

Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo muqdisho kusoo dhaweeyay la-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka.

Muqdisho :-Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano katirsan Labada Aqal BFS ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xamza Warfaa oo ah La Taliyaha Madaxweynaha Mareykanka. Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa u magacaabay in Xamza Warfaa uu u noqdo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka la taliyaha sare ee dhinaca Dimuquraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha Qaar ka mid ah […]

1 min read

Sacuudiga oo amray in muwaadiniintiisa ay kasoo baxaan Lubnaan iyo Baxreyn oo ka jawaabtay.

Baxrayn ayaa raacday Sucuudiga oo u sheegay muwaadiniintiisa inay ka baxaan Lubnaan sababtoo ah iskahorimaad hubaysan oo halkaas ka socda. Digniintan ayaa timid ka dib markii saddex iyo toban qof lagu dilay dagaal u dhexeeya kooxaha iska soo horjeeda ee ka socda xerada ugu weyn ee Falastiiniyiinta ee Lubnaan oo ku dhow magaalada Sidon. Dagaalka […]

1 min read

Filim Jaceyl ah oo ay jilayaan wiil uu Imaam Soomaali ah dhalay iyo gabadh uu baadari dhalay.

Waxaa magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka lagu soo bandhigay filim cusub oo laga sameeyey qiso jacayl ah oo dhexmaraysa wiil Soomaali ah iyo Gabadh caddaan ah. Filmkan ayaa waxaa loogu magac daray First Person Plural. Qisada filimka ayaa ah mid laga eegayo xiriirka dhexmari karo laba qof oo kala diin ah, gaar ahaan Muslimiinta iyo […]

1 min read

RW Xamse oo sheegay in mudda kooban lagu soo afjari doono howlgalka ka dhanka ah khawaarjita

Muqdisho :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in mudda kooban lagu soo afjari doono howlgalka ka dhanka ah khawaarjita ee ka socda degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle kadibna loo gudbi doono Koonfur Galbeed iyo Jubbaland “Waxaan rajeynayaa in muddo gaaban lagu soo afjari doono Khawaarijta ku harsan deegaannada Galmudug iyo Hirshabelle, […]