27 Jul, 2024
1 min read

Gudoomiyaha Sheekh Aadan Madoobe oo caawa magacaabay guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Sacuudiga. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xildhibaan ayuu Guddoomiye Aadan Madoobe faray inay kulankooda ugu horreeya Guddoon ku doortaan. Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa faray Xoghayaha Golaha Shacabka in liiska Guddiga u gudbiyo Safaaradda Sacuudiga si ay ugu […]

1 min read

Breaking News: ISIL (ISIS) Confirms Death of Leader and Names Replacement

The Islamic State of Iraq and the Levant (ISIL or ISIS) has confirmed the death of its leader, Abu Hussein al-Husseini al-Qurashi, during “direct clashes” with the Hayat Tahrir al-Sham group in Idlib province, rebel-held northwestern Syria. The announcement was made by an ISIL spokesman through a recorded message on Telegram, without specifying the date […]

1 min read

War Deg Deg Ah: ISIL (ISIS) Oo Xaqiijisay Geerida Hogaamiyahooda Iyo Hogaan Lagu Bedelay.

Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam (ISIL ama ISIS) ayaa xaqiijisay geerida hoggaamiyahooda, Abu Hussein al-Husseini al-Qurashi, intii lagu jiray “isku dhac toos ah” oo ay la galeen kooxda Hayat Tahrir al-Sham ee gobolka Idlib, oo ay fallaagada gacanta ku hayaan. waqooyi galbeed Suuriya. Hadalkan ayuu afhayeenka ISIL ku sheegay fariin la duubay oo […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Danab.

Muqdisho :- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Qaranka ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga Ciidamada ee Balli-doogle. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamadan tababarka dhammeystay loogu talagalay in ay qeyb ka noqdaan wejiga labaad ee dagaalka ka […]

1 min read

Ciidamada Xoogga Dalka oo khaarijiyay dhagar-qabe ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdiaho :- Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya Daraawishta maamulka Jubaland ayaa fashilayay dhagar qabayaal ka tirsan Khawaariijta Alshawaab ka tirsan, kuwaas oo damcay in ay miino ku aasaan waddada halbowlaha u ah deegaannada Janaay-cabdalle iyo Buulo Guduud oo ka wada tirsan gobolka Jubbada hoose. Ciidamada ayaa dilay dhagar-qabe ka mid ah khawaarijta, waxaana sidoo kale […]

1 min read

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Shaqada.

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Golaha Maamulka Sare ee Hay’adda Istaatiistikada Qaranka Soomaaliyeed. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya oo […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay qoys ka soo cararay colaadda Suudaan.

Muqdisho, :-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dib u soo celisay qoys Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda dalka Suudan. Qoyskan ayaa oo ka kooban afar caruur ah iyo waalidiintooda ayaa ka soo gudbay xuduudda Suudaan ay la leedahay dalka Itoobiya. Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Soogalootiga iyo Xuquuqda Caruurta madaxweynaha ugu qaabilsan oo […]

1 min read

PM Hamza chairs 1st Cabinet Sub-Committee meeting on food security and nutrition

Mogadishu : – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre chaired the first Cabinet Sub-Committee meeting on food security and nutrition in which a comprehensive report was presented on the current state of food and nutrition in the country, together with relevant observations from international food security conferences that […]

1 min read

RW Xamsa oo shir-gudoomiyay shirkii ugu horreeyay ee Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada.

Muqdisho : – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa shir-gudoomiyay shirkii ugu horreeyay ee Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay sugnaanta cuntada iyo nafaqeynta, iyadoo kulankaasi lagu soo bandhigay warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo ku saabsan xaaladda cuntada iyo nafaqada dalka, si wadajir ah. iyadoo indha-indhayn la xidhiidha shirarkii caalamiga ahaa […]

1 min read

Qoor Qoor oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Al-Shabaab.

Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb ka furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada Galmudug ay ka joogaan Al-Shabaab. Madaxweynaha  Galmudug ayaa sheegay in la joogo xilligii la xoreyn lahaa deegaannada Dowladd  galmudug Galmudug ee kala ah  degmada  ee gobolka Galgaduud  iyo degaanada  kale ee   kala ah , Ceelgaras […]