26 Jul, 2024
1 min read

Maxay tahay sababta dowladda Ingiriisku ay u xirxirtay tiro badan oo dad ah.

Madaxa dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha la dagaallanka argagixisada Matt Jukes, ayaa BBC-da u sheegay in tiro badan oo dhalinyaro ah loo xirxiray laguna sameynayo baaritaanno ku saabsan dambiyo argagxiso. Sanadkii la soo dhaafay waxay tiradu gaartay 166 qof oo lala xiriiriyay arrimo argagixiso oo ka dhacay gudaha Uk,shanti qof oo dadkaan ka mid ahba […]