27 Jul, 2024
1 min read

Qabanqaabadii Shirka 14aad Ururka Cilmibaarista Caalamiga ee Soomaaliyeediyo Dalladda Ururada Soomaaliyeed ee Sweden

Annagoo ku hadlayno magaca Guddiga Qabanqaabada Ee Shirka 14aad Ururka Cilmibaarista Caalamiga ee Soomaaliyeed iyo Dalladda Ururada Soomaaliyeed ee Sweden, waxaa sharaf noo ah in aan si rasmi ah kuugu casunno ka qaybgalka Shirweynaha 14aad ee Ururka Cilmibaarista Caalamiga Somaliyeed (Somali Studies International Association Congress). Shirka waxa uu ka dhici doonaa magaalada Gothenburg ee dalka […]

1 min read

Guriga duqa msgaalada Paris L’Haÿ-les-Roses oo xalay la weerary.

Habeenimadii xalay, dad ayaa baabuur ku dhuftay guriga duqa magaalada Paris ee kuyaalla xaafada L’Haÿ-les-Roses, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Weerarku wuxuu dhacay abaaro 01:30 (23:30 GMT), markaas oo Vincent Jeanbrun uu ku sugnaa xafiiskiisa. Xaaskiisa iyo labo caruur ah oo uu dhalay ayaa hurdayay markii kooxihii weerarka geystay oo aan la garaneyn ay albaabka ka […]

1 min read

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka.

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka (WPF)  oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Xasilinta Adduunka aan xasilloonayn, iyadoo loo marayo is-afgarad iyo iskaashi. Shirkan oo uu furay madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda shacbiga Shiinaha Han Zheng ayaa jeediyay Khudbad muhiim ah oo uu […]

1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya.

Madaxweynaha Dowlada Gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya (KDF) Gen Francis Omondi Ogolla oo booqasho ku yimid Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga gaar ahaan wajiga labaad ee howlgalka dalka lagaga xoraynayo kooxaha argagixisada ah si gaar ahna howlgalka deegaanada Jubaland oo ay ka […]

1 min read

Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay Dowlad Gobolleedka Puntland

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa soo bandhigay 9 Horjooge oo ka tirsanaa Kooxda Argagaxisada ah ee Daacish oo Ciidanku gacanta ku soo dhigeen. Taliska qeybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari ayaa soo bandhigay Hor-joogayaal ka tirsanaa kooxda Argagixisada ISIS/Daacish kuwaas qaarkood isku soo dhiibeen Ciidamadda. Dhawaan ayey aheyd  markii Ciidanka Difaaca Puntland, Guutada 9-aad ee […]

1 min read

Magaalda Zwolle ee dalka Holland ayaa waxaa lagu qabtay xafladda maalinta xoriyada 1 luulyo

Halkan ka daawo heestii Calan saarka ee xafladii la qabtay Munasibad oo si hersaro loo soo habeyay ayaa waxaa ay kadhacaday xarunta jaaliyada soomaliyed oo Ay ku Ay kuleyihiin magalada Zwolle munasibadaasi ayaa waxaa lugu xusayay malinta xoriyada iyo israca labada gobal waqoyi iyo koonfur. Goobta ay ka dhaceysay ee xarunta jaaliyada ay kuleyihiin waxaa […]

2 mins read

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad Xasaasi ah ka leediyay Garoonka Mogadishu Stadium+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ee Kubadda Cagta kagala qeyb-galay kumannaan shacab ah, xuska sannad-guurada 63-aad ee xornimada iyo midnimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda dalka, sooyaalka dadka Soomaaliyeed ee la dagaallanka gumeysiga iyo hiigsigooda ku aaddan dhismaha qaran ka tilmaaman gobolka iyo qaaradda. Gumeysigii laga xoroobay iyo kan […]

1 min read

Midowga Yurub oo si adag uga hadlay kitaabkii Qur’aanka ee lagu gubay Sweden.

Midowga Yurub ayaa wasaaradda arrimaha dibadda ee Sweden kula biiray sida xooggan ee ay u diiddan yihiin qur’aanka lagu gubay Sweden. Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa sheegay in falkani uusan sinaba uga tarjumayn aragtida Midowga Yurub. Sidoo kale qoraalka ka soo baxay xiriirka oo lagu faafiyay mareegaha Internet-ka ayaa lagu yiri “In la gubo […]

1 min read

Kowda Luulyo: Dal Yurub ku yaalla oo raalligelin ka bixiyay doorkii uu ku lahaa addoonsiga.

Boqorka Nederland ayaa si rasmi ah raaligelin uga bixiyay doorka dalkiisa ee ka ganacsiga addoonta, isagoo sheegay inuu dareemayo “qof ahaan iyo dal ahaanba ” inay saamaysay. Wadanku waxa uu noqday meel gumaysi wixii ka dambeeyay Qarnigii 17-aad, isaga oo haysta dhulal badan oo caalamka ah, ganacsatada addoonta ah ee Nederland waxa ay ka ganacsanayeen […]