16 May, 2024
1 min read

Madaxweynaha dalka oo Ubax dhigay Daljirka Daahsoon+Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ubax dhigay taallada Daljirka Daahsoon ee Caasimadda Muqdisho. Munaasabadda ubax dhigga waxaa Goob joog ahaa kummanaan shacabka Soomaaliyeed ah iyo mas’uuliyiinta kala Duwan ee haya’addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Gebqgabada xuska 63 guuurada maalmaha xoriyadda iyo […]

1 min read

Kylian Mbappe oo war ka soo saaray rabashada Faransiiska ka socda.

Xulka qaranka France ayaa ku biiray baaqyada ku saabsan in la joojiyo rabshadaha ka dib hadal uu baraha bulshada soo dhigay kabtankooda Kylian Mbappe. “Qaar badan oo naga mid ah waxaan ka soo jeednaa xaafadaha shaqada, waxaanan wadaagnaa dareenka xanuunka iyo murugada. Laakiin murugada waxaa u sii dheer in aan daawanno habkan is-burburinta”.Xulka ayaa sidookale […]

1 min read

QM oo munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed u hambalyaysay Shacabka Soomaaliyeed.

Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan. Madax bannaanida Soomaaliya ayay Qaramada Midoobay waxay bogaadineysaa adkeysiga iyo heellanaanta Dadka Soomaaliyeed. “Anigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan salaamayaa dadka Soomaaliyeed, waxaana mar kale […]

2 mins read

Anigu maxaan u Xushmeeyaa Asgariga?

Magaca Asgari ( Soldier) Asalkiisii intuu ka yimid? Saddax kun sono ka hor ayaa Dowladii Giriigii hore Asgar qoratay waxaana loo yaqiin Magaca “Soldier” , oo ka kooban labada xaraf ee “Sold” oo ah Lacag iyo “Dare” oo ah Sii. Waajibka Asgariga Waajibka 1aad ee Asgarigu waa in uu ilaaliyo “Deshebiliinka” Ciidan iyo Amarada la […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda 1-da Luuliyo+Sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur. Cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa calanka Jamhuuriyadda saaray abaaro 12-kii saq-dhexe oo ku beegan 63 sano […]