1 min read

Magaalda Zwolle ee dalka Holland ayaa waxaa lagu qabtay xafladda maalinta xoriyada 1 luulyo

Halkan ka daawo heestii Calan saarka ee xafladii la qabtay

Munasibad oo si hersaro loo soo habeyay ayaa waxaa ay kadhacaday xarunta jaaliyada soomaliyed oo Ay ku Ay kuleyihiin magalada Zwolle munasibadaasi ayaa waxaa lugu xusayay malinta xoriyada iyo israca labada gobal waqoyi iyo koonfur.

Goobta ay ka dhaceysay ee xarunta jaaliyada ay kuleyihiin waxaa soo buuxdhafiyay dadweyne aad u badan kana muuqato qiimaha wadaniyadnimo.

Waxaan ka soo qeybgay madaxda gabalka Zwolla Halka loogaga arimiyo waxay u hambalyeeyeen dhaman ummada soomaaliyeed ee maalinta xoriyada 1 luulyo.

Madaxda ka socotay safarada soomaliya ee kuleyihiin dalka Beljimka iyo wadamada lisku yirahdo Bina luxus, waxaana halkaasi khudbad socotay gunsulka Fahdia M Abdullahi iyo saraakiil ka Tirana safaarada Mahamed Amiin iyo Ugaas oo asgana kamid ahaa dadka shaqalaha baratakoolka safarada somaliyeed ee dalka Biljamka ugu dambeyn waxaa halkasi qubadihii marka ay soo gaba gabeyeen marti sharafka waxaana ugu dambeyn halkasi kahadlay Gudoomiye cabdulqaadir cali nuune oo ah madax jaliyada zwolla ahna mada dalada kardo.

Bashiir Jiidaal
Soomaliweyn Zwolla