19 Sep, 2025
1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qabuuro meydadkii lagala baxayay

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay arrin saacadihii la soo dhaafay aad looga hadal hayay baraha bulshada oo la xiriirta dhulka Qabuuraha Macallin Nuur oo dadka qaar sida ay sheegeen lagu yiri kala baxa meydadkii horey loogu aasay. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo booqday halka ay ku yaallaan xabaalahaan ayaa […]

1 min read

Iran oo diidday in ay safiir u dirto Sweden, kadib kitaabkii qur’aanka ee lagu gubay.

Dowladda Iran ayaa diiday in ay safiir cusub u soo dirto dalka Sweden, kadib markii nin mudaaharaadayay uu qur’aan ku gubay bannaanka masjid ku yaalla caasimadda Stockholm. Qaxooti u dhashay dalka Ciraaq ayaa kitaabka ku gubay bannaanka masjidka maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa. Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Hossein Amirabdollahian, ayaa dowladda ku eedeeyay inay siisay […]

1 min read

Dowladda Sweden oo ka hadashay kitaabka Qur’aanka kariimka ah ee lagu gubay dalkeeda.

Gubashada Qur’aanka: Dowladda Sweden oo cambaareysay gubitaanka Qur’aanka kariimka ah, waxayna u aragtaa fal Islaam-naceyb ah. Dowladda Sweden ayaa cambaareysay falkii uu ku gubay nin u dhashay dalka Ciraaq oo degenaa dalka Sweden, kitaabka Quraanka Kariimka ah ee lagu gubay afaafka hore ee Masjidka weyn ee magaalada Stockholm, iyadoo u aragta waxa uu sameeyay inuu […]

1 min read

Ololaha Qabuuro Faaga oo Magaalada Muqdisho ka socda !!!!.

Dowladdu lama socto miyaa Ololaha Qubuura Faagga ee ka socdo Magaaladda Mogadishu ?. Aniga ayaa indhaheyga ku soo arkay. Waxaa ku filan in Amar la soo saaro oo la yiraa waa dambi, loona diro 10 ciidana oo kaliya. Maxadda Dowladda waalidkood kuma aasno miyaa Magaaladda? Iyaga in Berri la faagi doono ma ogo miyaa? Annagu […]

1 min read

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka iyo Saraakiil Maraykan ah oo gaaray degmada Galcad ee G/Galgadud.

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed,Gen.Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay gobolka Galgaduud tan iyo markii xilkan loo magacaabay bishii June, ee sanadkan.. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo saraakiil Mareykan ah ayaa booqday furimaha dagaalka, wuxuuna tegay Galcad ee Gobolka Galgaduud halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo wada dadalo la xiriira sidii hadal ay ula geli lahayd Maamulka Puntland.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadalo la xiriira sidii hadal ay ula geli lahayd Maamulka Puntland, sida ay Warbahintaa Risaala u xaqiijiyeen Ilo wareedyo lagu kalsoom yahay . Dawlada Federaalka ayaa walaac ka muujisay war dhawaan ka soo yeeray wasiirka Maaliyadda maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo dalbaday  in la hakiyo Hannaanka Deyn cafinta Soomaaliya […]

1 min read

Shir deg deg ah oo la’isugu yeeray dalalka Islaamka si looga fal celiyo kitaabkii Qur’aanka ee lagu gubay Sweden.

Wadamada Muslimka ah ayaa ku shiraya dalka Sacuudiga si ay uga hortagaan gubitaanka qur’aanka kariimka ah ee lagu gubay dalka Sweden. Ururka OIC ayaa shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, waxaana shirkan looga hadlayaa sidii si wadajir ah tallaabo looga qaadi lahaa gubitaanka Qur’aanka Kariimka ee Arbacadii ka dhacday dalka […]