25 Jul, 2024
1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo khasaaraha ka dhashay Qraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad.

MUQDISHO:- Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxday khasaaraha nafeed ee qarax ismiidaamin ah oo saaka lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya. Qaraxa ismiidaaminta ah ayaa saaka ka dhacay xerada ciidamada ee Kulliyadda Jaalle Siyaad ee degmada Hodan. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qof isa soo miidaamiyey uu isku qarxiyey ciidanka xilli ay saf […]

2 mins read

Xafiisyada faraha badan ee ku yaala Xerada Xalane oo lagu bixiyo Karaj fara badan. (Xog ku saabsan arrintaa)

Waan is ogahay in aan Anigu Jaahil ahay ayna ii raacday Xoogaa Doqonnimo ah, waxaan filayaa in Adiguna aad iga ag Dhawdahay ama aad iga faham roontahahy. Allaah ha naga Badbaadiyo Jahliga iyo Doqonnimada isku keena raacday. Waxaan deganahay Xaafadda Wadajir oo ay dhinac uga taal Xerada Xalane. Jasiiradaa Xalane ee Darbigu ku wareegsan yahay […]

1 min read

Isku shaandhayn lagu sameeyay Taliyeyaasha Ciidamada xoogga dalka iyo sababta ka dambaysa.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa isbedel dhanka Ciidanka ah waxaa ay ku sameeysay Saraakiisha kala duwan ee Guutooyinka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgalla dalka, kuwaas oo qaarkood dhawaan lagu soo tababaray dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow ayaa taliyeyaal cusub u Magacaabay  Guutooyinka […]

1 min read

Hey’ad MSF oo shaaciyey iney joojisay howlihii gargaarkii ay ka haysay Laascaanood

Hay’adda Dhakhatiirta aan Xuduudda laheyn ee MSF, ayaa waxay joojisay adeegyadii ay ka fulin jirtay cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ee Soomaaliya. Tani ayaa ka danbeysay kadib markii ay sare u kaceen colaadda iyo amni darrida soo noq[1]noqotay ee ka jirta gobolka Sool, taasoo saameysay adeegyadeedii caafimaad. Weerarada soo noq-noqday ee loo […]

1 min read

Wasiirka Maaliyadda “Waxaan ka guuraynaa in Hanti dhowraha uu hoos yimaado Xukuumadda”

Muqdisho :- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iimaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka maanta warbixin ka siiyay sharciga Hanti Dhowraha Guud,oo horyaal Golaha Shacabka BJFS. Wasiirka ayaa sheegay in sharciga Hanti dhowraha Guud uu wax badan ka baddali doono nidaamka Maaliyadeed iyo kor u qaadid hufnaanta Maaliyadda dalka,waxa uu shegay in ay muhiim […]

1 min read

Barasab ku xiigeenka Mandheera oo qaati ka taagan warbaahinta Kenya

Dr. Cali Macalim Barasab ku xiigeenka magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa warbaahinta Kenya ku eedeeyay inay siyaasadeeyeen amniga magaaladaasi. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka, ayuu ku sheegay in warbaahinta ka howl gala gudaha Kenya ay ku hayaan dhibaato ka weyn midda ay Al-Shabaab ku heyso deegaankaasi. Waxaa uu beeniyay hadal dhawaan […]

1 min read

Howlgal Qorshaysan oo Ciidanka DANAB ka fuliyeen deegaanp ka tirsan Ceeldheer.

Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga fuliyeen  Dhul howd ah oo kuyaalla degaanka Cali Seer oo ku dhawaad 20 km dhanka Bari ka xiga degaanka Ceelhareeri oo hoostaga degmada […]

1 min read

Madaxweynaha Soomaaliya oo Roma uga qeybgalayo shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah.

Muqdisho :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, iyagoo halkaas uu kaga qeyb-gali doona shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah oo ka dhacaya magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgali doono madasha geeska Afrika […]

1 min read

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo kormeer shaqo ku tagay xarumaha bixinta Baasaboorka Degmooyinka Hodan iyo Cabdicasiis.

Muqdisho :-Agaasimaha Guud ee ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ) Mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayay habsami u socoshada howlaha iyo adeegyada bixinta Baasaboorka ku tagay Xarumaha ay Hay’addu ku leedahay degmooyinka Hodan iyo Cabdicasiis. Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa dhamaan xaafiisyada uu booqday waxa […]