1 min read

Barasab ku xiigeenka Mandheera oo qaati ka taagan warbaahinta Kenya

Dr. Cali Macalim Barasab ku xiigeenka magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa warbaahinta Kenya ku eedeeyay inay siyaasadeeyeen amniga magaaladaasi.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka, ayuu ku sheegay in warbaahinta ka howl gala gudaha Kenya ay ku hayaan dhibaato ka weyn midda ay Al-Shabaab ku heyso deegaankaasi.

Waxaa uu beeniyay hadal dhawaan qabsaday baraha baraha bulshada, oo ah in barasabka Mandheera uu sheegay in Al-Shabaab ay ka taliyaan deegaankaas boqokiiba 60.

Ha yeeshee waxaa hadalkaasi gaashaan daruuray barasabka oo sheegay in warbaahinta ay si qaldan u fasirteen.