17 May, 2024
1 min read

Ciyaaryahankii Man-City ee lagu eedeeyay in uu 10,000 haween ah kufsaday oo lagu waayay wax dambi ah.

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Manchester City Benjamin Mendy ayaa lagu waayay wax dambi ah inuu kufsaday haweeney iyo inuu isku dayay inuu kufsado mid kale. 28-jirkan ayaa lagu eedeeyay inuu haweeney 24-jir ah ku weeraray gurigiisa £4m ee ku yaalla Motram St Andrew, Cheshire bishii Oktoobar 2020-kii. Mr Mendy ayaa sidoo kale lagu eedeeyay isku […]

1 min read

Faah faahin: Qarax is-miidaamin ah oo saraakiil lagu dilay oo ka dhacay Muqdisho.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Gudaha xerada Saraakiisha ee kutaalla agagaarka wasaaradda gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Ruux soo xirtay Jaakad ay ku raran yihiin waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay Goob ay xerada Saraakiisha kaga sugnaayeen Saraakiil Ciidan iyo dad […]

1 min read

Shirka 43-aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika,  oo maanta ka qabsoomay magaalada Nairobi (Ajandayaashii looga hadlay).

Muqdisho :– Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Nairobi kaga qeyb galay shirka 43-aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika, kaasi oo looga hadlay arrimo dhowr ah iyo ajandayaal ay ka mid yihiin amniga, sugnaanta cunnada, Miisaaniyadda Midowga Afrika iyo horumarrada laga sameeyay Midowga […]

1 min read

Somali Foreign Minister participates in the 43rd regular session of the AU Executive Council.

Mogadishu :– The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abshir Omar Jama, participated on Thursday in Nairobi in the 43rd Ordinary Session of the Executive Council of the African Union, during which several issues and agendas were discussed, including security, food security, the African Union budget and the progress made in the […]

1 min read

Boqolaal Soomaali ah oo u duceesay dadkii ku dhintay iskudaygii afganbi ee horey uga dhacay Turkiga.

Boqolaal shacab ah oo maanta salaadda Jumcaha ku tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho ayaa u duceeyay dadkii ku dhintay afganbigii fashilmay ee 15 Luuliyo 2016-kii ka dhacay dalka Turkiga. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ahna kusimaha wasiirka mudane  xildhibaan Saalax Shariif Sayid Cali, uqaabilsanaha safaaradda Turkiga ee Soomaaliya iyo […]

1 min read

Al-Shabaab oo weerartay deegaanka Wargaduud oo ka tirsan Waqooyi Bari Kenya.

Wararka ka imaanaya deegaanka Wargaduud ee maagaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay halkaasi weerar ku qaadeen koox loo maleeynayo inay ka tirsanyihiin ururka Al -Shabaab. Dhimasho ayaa la soo warinayaa iyo in sidookale ay kooxdu burburiyeen anteenada shirkadda isgaarsiinta Safaricom oo ku taallay halkaasi. Laamaha amaanka […]

2 mins read

Museveni oo madaxweyne hore ku eedeeyey inuu gabbaad siiyey Daacish.

KAMPALA — Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay hoggaamiyihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, in uu gabbaad siiyay maleeshiyada Daacish, una ogolaaday in ay ka faa’iideystaan macdanta iyo alwaaxda, ayna dhaqaalaha ay ka heleen u adeegsadeen inay ku dhisaan awooddooda. Jabhad horey fadhigeedu u ahaa Uganda, Allied Democratic Forces (ADF), oo […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo booqanaaya Xuduuda u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya.

Aadan Barre Ducaale Wasiirka gaashaandhigga Kenya ayaa maanta gaaray magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, waxaana la filayaa in wasiirku booqdo deegaanno laga cabsi qabo inay Al-Shabaab ka geystaan weerarro. Deegaanadaas ayaa ah kuwa ku yaalla xuduudda ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaanna magaalada Wajeer. Al-Shabaab ayaa muddooyinkii u dambeeyay weerarro ka geysanayay […]