29 Apr, 2024
4 mins read

U tacsiyeey Magaalada Mogadishu.

Mogadishooy Samir iyo iimaan Alla ha kaa siiyo, Magaalooyin Badan oo kula mid ahaa ayeey ku dhacday, Adiga waxaa kuu dheer in Shacabkii aad Caasimadda u aheyd iyo kuwii ku maamulayay ay kuu geeysayteen dhibka. Waa mamnuuc in Dhismooyinka Taariikhiga ah la Dumiyo, ama la bedelo qaab dhismeedkoodii hore, waana in ay heshaa Magaaladu dayac […]

1 min read

Somalia Finance Minister, UK Ambassador discuss debt relief and economic priorities.

Mogadishu :– The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, H.E Elmi Mohamed Nur met with the Ambassador of the United Kingdom to Somalia, Mike Nithavrianakis today to discuss debt relief and Somalia’s economic priorities. Ambassador Nithavrianakis said that the UK is working closely with Somalia to deliver a strong and stable financial […]

1 min read

Press Statement on the completing of 2000 ATMIS drawdown.

Mogadishu:– The Federal Government of Somalia is committed to fully transitioning security responsibilities from ATMIS to Somali Security Forces. The Somali Security Forces have completed phase one of the ATMIS drawdowns, and taken over the security responsibilities of 2000 ATMIS troops in Five Sectors as per the United Nations Security Council resolutions 2628 (2022) and […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed.

MUQDISHO:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Villa Somalia. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxweynihii hore xaaladda dalka iyo dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan ee argagixisada Al-Shabaab […]

1 min read

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo laga dalbaday in ay go’aan ka gaarto muranka doorashooyinka.

Iyada oo weli uu muran ka taaganyahay doorashooyinka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa Guddiga doorashooyinka ay warqad u gudbiyeen maxkamadda sare ee Somaliland taas oo ku aadan isla arimaha doorashooyinka . Sida ay ila xog-ogaal ahi ay u xaqiijyeen BBCda Toddobada xubnood ee Guddiga Doorashooyinak Somaliland ayaa maantay waxa ay qoraal rasmi […]

1 min read

Mid ka mid ah Masaajidada ugu weyn dalka Soomaaliya oo laga hirgeliyay Magaalada Warshiikh+Sawirro

Xarun diimeedka degmada Warshiikh ee G/Sh/Dhexe ayaa 3/7/2023 oo waafaqsan 15//12/1444 ee Hijriyadda Islaamka, waxaa laga furey Masjidka ugu weyn Dawlad Goboleedka Hirshabeelle. Masjidkaas oo loogu wanqalay Caalimkii weynaa ee degmada Warshiikh Shiikh C/raxmaan Bin Shiikh Cumar, Al-Celiyi ayaa munaasabaddii daahfurkiisa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirro, Xildhibaanno, Safiirro, aqoonyahanno, qurbajoog, culumaa’udiin waaweyn, ganacsato, odoyaal dhaqan, […]

1 min read

Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay qaraxyo ay dhigayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururada 7-aad iyo 9-aad, guutada 18-aad ee kumaandooska Gor Gor ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaanada Ceel-xaaji iyo ceel-dhiigtaar oo hoostaga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud waxa ay ku fashiliyeen qaraxyo ay dhigayeen khawaarijtu, si ay u wax yeelleeyaan bulshada Soomaaliyeed. Taliyaha ururka 7 aad ee […]

1 min read

Ciidamada Booliiska oo Gacanta ku soo dhigay Rag ku eedeysan burcadnimo.

Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir, ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliiska, gaar ahaan Ciidamada booliiska ee ka howlgala Saldhigga degmada Yaaqshiid, ay kusoo qabteen burcad hubeesan oo ku howlanaa dhac ay u geeysanayeen dad shacab ah, kuwaasi oo adeegsanayay mootooyinka loo yaqaan bajaajta. Warkan ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska […]