1 min read

Allaha u naxariisto Muriidi Cali Xeydar oo maanta lagu aasay dalka Holland

Waxaa manta dalka Holland lugu asay Muriidi Cali Xeyder oo katirsanaa shaqalihii isbitalka keysaney oo ku yilay waqoogiga magalada Muqdsho oo in oo mudo Ah Katirsanay shaqalaha isbitalka keysaney.

Muriidi cali waxaa uu ahaa shaqsi hool kar Ah. Bulshada ay wada shaqeysan jireen Ay Aad isku jelayeen muriidi cali xeyder waxaa uu ku noolay in muda Ah dalka Nederland.

Manta ayaana lugu aasay qabuuraha musliminta ee Arleen waxaa uu ifka katagay Caruur 6 ah Sadax dumar iyo sadax rag ah waxaana Alla weyna loogaga bar yay in janadiisa ku soo casuumo

Bashiir Jiidaal
Somaliweyn Holland