27 Jul, 2024
1 min read

Hay’adda tirakoobka Qaranka oo soo saartay warbixin ku aaddan wax soo saarka gudaha ee 2022-kii.

Hay’adda tirakoobka Qaranka, ayaa waxay soo bandigtay Warbixin ku saabsan wax soo soo saarka gudaha ee sanadkii 2022-kii, taas oo lagu saleeyey habka kharashka. Warbixintu waxay muujinaysaa heerka kobaca dhaqaalaha dalka in uu yahay 2.4%, waxanay sidoo kale muujineysaa aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan xaaladda guud ee dhaqaalaha, taas oo waddada u xaaraysaa dejinta […]

1 min read

Xerada Jeniin: Ciidamada Israa’iil oo god dhulka hoostiisa ah ka helay hub

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay heleen god dhulka hoostiisa ah oo ku yaalla xerada qaxootiga ee Jenin oo lagu keydin jiray walxaha qarxa. Ciidamadu waxay sidoo kale burburiyeen “laba qol oo ay lahaayeen ururro “argagixiso”, sida lagu sheegay bayaan wadajir ah oo ka soo baxay Ciidamada Difaaca Israa’iil, Booliska Xuduudaha Israa’iil iyo hay’adda amniga […]

1 min read

Cumar C/rashiid iyo Cabduweli Gaas oo dadaalo nabadeed ka wada Garoowe.

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa kulan Magaalada Garoowe kula qaatay mudanayaal ka kala tirsan labada golle ee Baarlamaanka Faddaraalka ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka sarre Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) Kulankaan ayaa wafdigu kaga dhagaysteen waxbixin mudanayaasha labade golle, taas oo […]

1 min read

Howlgalo ciidamada Gorgor ka sameeyeen deegaano ka mid ah G/Galgaduud.

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa howlgal Qorsheysan waxa ay ka sameeyeen Degaano Hoostaga Degmada Galcad ee Gobolka galgaduud. Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah u fuliyay Ururada 7aad iyo 9aad ee guutada 18 Aad ee Kumaandooska gorgor, waxaana ay ka sameeyeen degaanada kala ah  Ceel Xaaji iyo Ceel dhiigtaar oo hoostaga Degmada Galcad, […]

1 min read

Hobiyaal ku soo dhacay xaafado ka mid ah Muqdisho.

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa kusoo dhacay Xaafado katirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad Shacab ah. Hoobiyeyaasha oo jugtooda laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay kusoo dhaceen xaafado katirsan degmooyinka Wartanabadda, Xamar-Jajab iyo Waaberi. Wararka la helay ayaa waxaa ay […]

2 mins read

Caalamka oo ka walaacsan in ‘aalado’ iskood isu maamulaa, ay la wareegaan maamulka hubka nukliyeerka.

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay qabanayaan kulankii ugu horreeyey ee ku saabsan, halista uu Garaadka Macmalka ah ee la horumariyey “Artificial Intelligence“, uu ku hayo nabadda iyo xasiloonida caalamka. Bishan July 18-keeda ayaa loo ballansan yahay in la qabto kulankii ugu horreeyey ee noociisa ah ee lagaga hadlo, halistan ku soo korodhay caalamka, waxaana kulankan […]