1 min read

Garsoore ku eedeysan musuq oo maxkamadda gobolka Banaadir la horgeeyey.

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Garsoore ku eedeysan Musuq iyo xatooyo xoolo dadweyne.

War-saxaafadeed uu xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranku ka soo saaray kiiskan ayaa lagu faahfaahiyey arrintaas.