17 May, 2024
1 min read

Duqa Muqdisho oo sheegay inay ka guuleysteen Al-Shabaab iyo Ciyaal Weero.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay in ay ka guuleysteen dagaalkii ay la galeen Al-Shabaab iyo Kooxihii Ciyaal weerada ahaa ee dadka ku dhibaateyn jiray Magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay inay ku guuleysteen in ay hagaajiyaan Aniga Magalada muqdisho, isla markaana hadda dhammaan degmooyinka Gobolka Banadir Amnigooda ay yihiin […]

1 min read

Dowlad dooneysa in ay ka hortagto gubista kitaabka Qur’aanka ah.

Danmark ayaa ka fiirsanaysa inay mamnuucdo mudaaharaadyada lagu gubayo Qur’aanka kariimka ah, sababo la xiriira amniga iyo diblomaasiyadda. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Denmark ayaa sheegtay in iyadoo ilaalineysa xoriyatul qawlka ay haddana muhiim tahay, in la ogaado in tillaabooyinka lagu gubayo Qur’anaka ay faa’iideysanayaan kooxaha xagjirka ah oo khatarta ku ah ammaanka. Xukuumadda Copenhagen ayaa […]

1 min read

Faa’idooyinka caafimaad ee malabka laga helo.

Malabka iyo dawooyinka dabiiciga ah ee aysan dhaqaatiirta soo qorin ayaa ku habboon in marka ugu horreysa loo isticmaalo la tacaalidda qufaca, sida ay muujineyso talo cusub oo ka soo baxday khubarada. Xeel dheerayaasha dhinaca caafimaadka ayaa sheegay in daawooyinka qallajiyaha ee loo yaqaanno Antibiotics-ka ee ay soo qoraan dhaqaatiirta ay si dhif ah wax […]

1 min read

Madaxda Galbeedka Afrika oo ku hanjabay faragelin mileteri oo ka dhan ah Niger.

Hogaamiyayaasha Galbeedka Afrika ayaa ku hanjabay in ay tallaabo militari ka qaadi doonaan hoggaanka Niger kadib markii ay talada dalkaasi kula wareegeen afgambi todobaadkii hore. Hogaamiyayaashan ayaa ku baaqay in muddo 7-cisho ah dib loogu soo celiyo Madaxweyne Maxamed Bazoum oo hadda gacanta lagu hayo,waxayna intaa raaciyeen in Ecowas aysan wax dulqaad ah u lahayn […]

1 min read

Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay Madaxda Bangiga adduunka.

Muqdisho :-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa  kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay ku xigeenka madaxa Bangiga adduunka ee Soomaaliya ahna maamulaha mashaariicda Mattias Mayr. Kulanka ayaa lagaga hadlay dardar galinta mashaariicda kala duwan ee uu maalgaliyo Bangiga adduunka iyo bilowga Kuwa qorshayntoodu ay hada socoto ay […]

1 min read

Wasiirka Caddaalada oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee midowga Afrika ee Soomaaliya.

MUQDISHO :- Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud  iyo ergayga gaarka ah ee midawga Afrika u qaabishan Soomaaliya ahna madaxa ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine ayaa kulan ay yeesheen uga wada hadlay arrimo ay kamid yihiin Cadaaladda, dhammeystirka dastuurka iyo adkeynta amniga. waxa ay sido kale hoosta ka xarriiqeen […]

1 min read

RW Xamse “Galabta inaan ku kulanno fagaraahan Heliwaa waxay caddeyn u tahay horumarka laga gaaray amniga”+Sawirro.

Muqdisho :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada iyo maamulka Gobalka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in amniga Caasimada Muqdisho ahmiyad gaara siisay Xumuumadda #DanQaran taasina ay makhraati ka tahay in maanta degmada Heliwaa lagu qabto kulanka wacyi […]

1 min read

Qaranka iyo Dhuxusha Deriska.!!!

Heerarkii uu soo maray heshiiskii somalida iyo Halka uu u socdo.(F.S:1aad) 1.waxa ay aheyd Laama Geedku waa naga wada dhexeeyaan, Ninba Laantii uu doono Ha harsado, Geedkana aan wada harsano. Waxaa xogay. 2. Geedkaa naga wada dheexeeyo, Laakin, Ninba Laantiisa kaligii ha harsado isaga ayeey u gaar tahay. 3. Geedkaa naga dhexeeyo, Laakin Laanteydu Aniga […]