June 23, 2023
Dowladda Soomaaliya oo suuqyo cusub caalamka uga raadineysa xoolaha dalkeenna
Wasiirka xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa ee XFS Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa ka hadlay qorshaha ay wasaaraddu hiigsaneyso ee dhoofka xoolaha Soomaaliya. Wasiirka oo ka qeyb galay barnaamijka kulanka toddobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa laga wareystay dhoofka xoolaha Soomaalida ee caalamka loo iib-geeyo, gaar ahaan dalalka Carabta. Xilligaan sanad kasta waxaa suuq fiican […]
Jimca Mubaarak iyo Hooyo ma nasato !!!.
Maanta waa Jimco, 6 Maalmood oo ah Maalmihii shaqada kadib, Dadka Muslimiinta ahi, waxa ay ka nasanayaan shaqadii, inta badan waxa ay isku diyaarinayaan Cibaado iyo Qaraaba salaan, qaarna Xeebta iyo Goobo degan ayeey aadayaan si ay naftoodu u hilmaanto Daalkii 6da maalin. Ardaydii Dugsiyada waa la fasaxay, Xafiisyadii Dowladu waa xiran yihiin, Xarumihii Ganacsiga […]
Wasiirro iyo maxkmaadda ciidamada oo gaaray Baraawe iyo amar la dul-dhigay askarta.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow, Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute, Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed, Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose. Dhammaan masuuliyiintaas ayaa ciidanka ku booqday difaacyadooda, sidoo […]
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda toban kun oo macallimiin ah ayay ku biirin doontaa nidaamka waxbarasho ee dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee dhanka Waxbarashada ay tahay mid ahmiyad weyn ugu fadhiso, isla markaana dowladdu ay 10,000 oo macalimiin ah ku biirin doonto nidaamka Waxbarasho ee dalkeenna. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan ogahay sida tacliintu u baabi’in karto saboolnimada. Waxaan ku soo koray deegaan yar […]
Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP oo caalamka u dirtay baaq ku saabsan Soomaaliya.
New YORK — Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Khamiistii ugu baaqday beesha caalamka inay caawimaad u diraan Soomaalida “dhibaatada iyo gaajada” ay hayso, xilli cunto yarida ay kusii baaheyso dalka. In ka badan 6.6 milyan oo qof, ama saddex meelood laba meel shacabka, ayaa la filayaa inay wajahaan xasarad cunto ama heerar gaajo […]
Nasashada Jimcaha. Q-362=Madaxda waxaa laga rabaa in ay dareemaan Xanuunka Dadka kale=.
1. Paulo Coelho, ayaa yiri: khaladka lagu soo celiyo hal mar ka badan, waa ku tala gal. ( F.S:1aad) ( Haddii Siyaasi uu ku noqdo, khaldkii uu shalay galay, waa ku talagal) 2. William Shakespeare, ayaa yiri: Ninkii Guursado Afar Xaas waxaa uu mudanyahay ixtiraamo iyo in la qadariyo, sababta oo ah waxa uu badbaadiyay […]
Ganacsato geeriyootay xilli ay u dalxiis tegayeen hadhaaga ‘Markabkii Titanic’ oo badda gunteeda yaalla.
Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saarnaa, gujis yar oo badda quusa, kaas oo illaa haatan aan la ogayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, xilli uu marayey meel u dhow hadhaaga markabkii caanka ahaa ee Titanic, oo yaalla gunta hoose ee badda. 8 Ciidamada Ilaalada Xeebaha […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Golaha Ammaanka ee QM ka dalbaday inay cunaqabataynta hubka ka qaadaan Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka hor jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo “codsi xooggan u jeediyey [golaha ammaanka] oo ku aaddan inay Soomaaliya ka qaadaan cunaqabataynta hubka ee saarnayd tan iyo sannadkii 1992-kii”. “Waxaan garoowsannahay in Al-Shabaab oo laga adkaado ay u baahan tahay qorshe dhinacyo badan leh oo ay […]