30 Apr, 2024
1 min read

Geedka Midnimada Soomaalida!!!.

Aniga iyo 25 Qof oo Somali ah ayaa aadnay Geedka midnimo oo lagu mideeynayay Somalida, waxaan sii marnay Geedaha Nafleyda kale. intii aan ku sii lugeyneynay waddada dheer ee Miyiga si aan u tagno Geedka mideeynta Somalida, waxaan waddada dhinaceeda ku aragnay. 1. Dhar yaal waddada dhinaceeda waan sii socnay.2. Saxan Bariis ah ayaan aragnay. […]

1 min read

Haweenayda Madaxda ka ah hay’adda USAID oo cambareysay kooxaha ku dagaalamaya Sudan.

Madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan horumarinta caalamiga ah ee USAID ayaa cambaaraysay dhinacyada isku haya dalka Suudaan oo malaayiin qof ay u baahan yihiin gargaar balse aan la gaari karin sababo la xiriira xabbad joojinta marar badan la jebiyay. Mar ay wareysi siineysay BBC-da ,Samantha Power ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta rayidka ah ee Suudaan inay […]

1 min read

Ciidamo ka tirsan Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Kenya oo dhaawac soo gaaray.

Ugu yaraan laba ka mid ah ciidamada ilaalada madaxtooyada Kenya ayaa dhaawacmay kaddib markii gaari ay la socdeen uu kula qalibmay waddo ku taalla degmada Naivasha ee gobolka Rift Valley. Baabuurkan ayaa ka mid ahaa kolonyada gaadiidka madaxweynaha oo Arbacadii dib ugu soo laabtay magaalada caasimadda ee Nairobi, ka dib markii madaxweyne William Ruto uu […]

1 min read

Al-Shabaab oo faah faahin ka bixisay qorshahooda ay ku beegsanaayeen weerarkii Baardheere.

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo socdaal ku jooga dalka Mareykanka, ayaa mas’uuliyiintii uu la kulmay u sheegay in cunna qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay dib u dhiska ciidamada Soomaaliya, qorshaha la wareegidda amniga iyo la dagaallanka Al-Shabaab. Qoraal lagu baahiyay bogga Facebook, ee madaxtooyada Soomaaliya (Villa Somalia) ayaa lagu […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay sababta Axmed Madoobe ay ugu taageertay magacaabista maamulka Gedo.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hahdlayay mamaulka cusub ee dhawaan madaxweynaha Jubalnd Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) u magacaabay gobolka Gedo ayaa sheegay in maadaama gobolkaasi uu ka mid yahya Jubaland ay dowladdu ku saxantahay in ay ku tagaeerto jubaland mamaulka loo magacaabay. Wuxuu sheegay […]