20 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga Maraykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin. Austin ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha horumarka dhabta ah ee uu ku tallaabsaday xilli aad halis u ah oo kooban waxa uuna sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay […]

1 min read

Ciidanka Xoogga dalka ee Gorgor oo biyo dhaamin u sameeyay qoysas khawaarijtu soo barakicisay

Ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ayaa maanta biyo dhaamin u sameeyay qaar ka mid ah qoysaskii ay Khawaarijta Al-Shabaab ka soo barakicisay tuulooyin hoos taga magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud. Biyo-dhaamintaan ay geesiyaasha Qaranku u sameeyeen shacabka ku nool tuulooyinka hareeraha ka xiga Galcad ayaa socotay labadii maalmood ee lasoo dhaafay. Qaar ka mid ah […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay war laga faafiyay agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar baraha bulshada lagu baahiyay oo sheegayay in agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cabdul uu dalka ka baxsaday. War ka soo baxay wasaaradda amniga gudaha ee Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warkaas baxsashada ku saabsan. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri, “wasaaraddu waxay caddeynaysaa in […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjiraha Maraykanka ee QM maxay ka wada hadleen?.

Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Danjire Linda Thomas-Greenfield ayaa ku bogaadisay sida ay uga go’an tahay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, dib u heshiisiin qaran iyo horumarada laga sameeyey hawlgallada ka dhanka ah al-Shabaab. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska […]