1 min read

Xubno loo heysto musuq maasuq oo maanta la hor-geyey maxkamadda G/Banaadir.

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay labo sargaal oo ka tirsan wasaaradda warfaafinta iyo sargaal ka tirsan ilaaladda madaxtooyada oo loo heysto falal la xariira Musuq-maasuq.