26 Sep, 2025
1 min read

Hamabalyo ku dhihimaa!!! FAALLO.

Ku. Taliyaha Xoogga Dalka Jan. Ibrahim Sh. Muxudiin. Hambalyo ku dhihi maa ilaa aan arko xilka laguu dhiibay sida aad u gudato. Waan ogahay in aad leedahay Aqoon iyo karti aad waajibkaaga ku gudato. Waxaad Sarkaal aheyd laga soo bilaabo wakhtigii kacaanka ilaa maanta, Janaraal nimadaada wadda dheer ayaad u soo martay. Waxaan kaa sugeeynaa […]

1 min read

Madaxweynaha oo saxiixay wareegtada Magacaabista Taliyaha Ciidanka xoogga iyo kan Dhulka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali, isagoo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Lr. 15 ee soo baxay 1960 kuna saabsan Dhismaha Ciidanka Xooga Dalka. Madaxweynaha […]

1 min read

Museveni oo sheegay in Ciidanka Uganda ee ka Hawlgala Soomaaliya loo iibinayo Diyaarado Drones. -ah

Madaxweynaha dalka Uganda Museveni ayaa sheegay in uu qorsheeynaayo sidii Ciidamada Uganda ee ku  sugan  soo soomaaliya uu ugu iibin lahaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drones-ka haddii aysan taageero ka heli karin la-hawlgalayaasheeda. Madaxweyne Museveni ayaa sheegay inay taageero xagga hawada ah ka rabeen Turkiga iyo Maraykanka, balse aanay waligood ka helin […]

1 min read

Agaasime Muxyadiin Jurus oo baxsaday markii uu ogaaday in la xirayo.

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu Tuulada Guulane oo hoos tagta degmada Aaden-yabaal uu gaaray Agaasimaha Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Muxyadiin Xasan Jurus. Wararku  waxay sheegayaan Agaasime Muxyadiin Jurus inuu ka baxsaday xalay xilli danbe, kadib markii uu ka war helay qorshe la sheegay in lagu xiri lahaa. Muxyadiin Jurrus […]

1 min read

Taliyahii Ciidanka xoogga dalka Gen.Odowaa oo xilka laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee galabnimada isniinta dhacay waxay ku ansixiyeen soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya in uu noqdo, General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow. Sida ay sheegtay warbaahnta dawladda, kulanka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo […]

1 min read

Madaxweynaha Ugandha oo ka caafimaaday cudurka Covid-19.

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay inuusan hadda qabin cudurka Covid-19 oo dhawaan laga helay. Dhowr iyo toban maalmood ka hor ayaa xanuunka laga helay Museveni, waxasae uu hadda sheegay inuu ka caafimaaday wax uu ku tilmaamay “cadow”. Markii la shaaciyay dhawaan madaxweynaha Uganda inuu cudurku qabo ayaa siyaabo kala duwna looga falceliyay.Wuxuu ku […]

1 min read

Maamulka Hirshabeelle oo u goodiyay Cali Jayte haddii uusan u hogaansamin xil ka qaadista lagu sameeyay..

Maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeyay guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan, in isaga iyo siyaasiin kale ay ka horyimaadeen mideynta canshuurta gobolka Hiiraan iyo Hirshabeelle inteeada kale. Sidoo kale mamaulka ayaa sheegay in tillaabo ay ka qaadi doonaan haddii Cali Jayte u hoggaansami waayo xil ka qaadista lagu sameeyay.

1 min read

Daryanka hub culus oo laga maqlay gudaha magaalada Garoowe.

Dhawaaqa hub culus ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Weriyeyaal iyo dad magaalada degan oo la hadlay BBC ayaa ku sheegay in dhawaaqa hub la maqlay uu yahay hub ay tijaabo ahaan u ridayaan ciidamo gadoodsan oo kasoo horjeeda in la furo dastuurka maamulka. Ciidamadan ayaa ku […]