1 min read

Maamulka Hirshabeelle oo u goodiyay Cali Jayte haddii uusan u hogaansamin xil ka qaadista lagu sameeyay..

Maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeyay guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan, in isaga iyo siyaasiin kale ay ka horyimaadeen mideynta canshuurta gobolka Hiiraan iyo Hirshabeelle inteeada kale.

Sidoo kale mamaulka ayaa sheegay in tillaabo ay ka qaadi doonaan haddii Cali Jayte u hoggaansami waayo xil ka qaadista lagu sameeyay.