June 19, 2023
Xiisad saakay ka taagan magaalada Garoowe.
Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan tahay ka dib markii dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda ay ka bilaabantay Halkaas. Ciidamada Madaxtoyada iyo PMPf ayaa xalay Saqdii dhexe bilaabay in ay xiraan wadooyinka Muhiimka ee magalada sida wadada Madaxtooyada , Wasaaradaha ,laamiga Wadnaha iyo Nawaaxyiga xarunta […]
Xulka Spain Oo Kaga Guuleysatay dhigiisa Croatia Rigoorayaal Koobka UEFA Nations League.
Xulka qaranka Spain ayaa ku guuleystay koobka UEFA Nations League, waxaanay soo afjareen abaartii koobab la’aanta ee sagaalka sannadood haysatay kaddib markii ay rikoodheyaal kaga badiyeen Croatia oo ay ku socoto nasiib-darro soo taxnayd lix sannadood oo finallada ay marna imanayeen marna ka agdhowaayeen. Ciyaar socotay 120 daqiiqadood oo goolal la’aan kusoo dhamaatay, ayaa rikoodheyaal […]
Ku dhowaad 100 qof oo u dhintay kulayl xad-dhaaf ah oo ka jira Hindiya.
Ugu yaraan 96 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dalka Hindiya, maalmihii la soo dhaafay, taas oo ay dhimashadaas sababtay, kulayl aad u daran oo ka jira qaybo badan oo dalkaas ah, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta dalka Hindiya. Dhimashadan ayaa laga soo sheegayaa, labada gobol ee kala ah, Uttar Pradesh iyo Bihar. Masuuliyiinta ayaa […]