17 May, 2024
1 min read

5-Gabdhoood oo Soomaali ah oo shil gaari ku dhintay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

Sida ay xaqiijiyeen waaxda booliska ee Minneapolis shan gabdhood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka. War qoraal ah oo ay soo saareen booliska Boiolisku wax ay sheegeen in booliska Minneapolis ay jawaabeen caawinaad ay weeydiisteen waaxda Roondada gobolka Minnesota. Ciidanka Ilaalada Gobolka Minnesota ee […]

1 min read

Tababar loo furay Sedex Kun oo Macalim oo kusoo biirtay Wasaaradda Waxbarashada.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta tababar u furay macallimiinta cusub oo 3,000 ah oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli doona bisha Sebtember ee sanadkaan. Munaasabadda oo ka dhacday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu kula dardaarmay macallimiinta in ay […]

1 min read

Raadkii Musuqa ma la tiray?

Beesha Caalmka ayaa Somaliya Xujo uga dhigtay in lala dagaalamo Musuq maasuqa. Kadibna, Xafiisyo badan oo Somaliya ku yaal oo Shibil iyo Ciidanba leh ayaa la faray in ay la dagaalamaan Musuq maasuqa, waxa ay la yimaadeen farsamo cusub oo lagula dagaalamo Musuqa Cusub iyo Raadkii uu ka tagay musuqii hore. Waxaa la ogaaday Haddii […]

1 min read

Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyay mas’uuliyiin ka mid ah maamulkiisa.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu arkay: Xil gudasha la’aantooda aawgeed ugu qaaday xilkii ay u hayeen shacabka Puntland. Waxaa xil ka qaadis lagu sameeyay: labadaan mas’uuliyiin oo […]

1 min read

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo wada ciribtirka Musuq-maasuqa.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud iyo hay’adaha kale ee dhawra hufnaanta Dowaladda Federaalka Soomaaliya,waxay ku hawlan yihiin la dagaallanka musuqa, sida wax-is-dabamarinta, xatooyada xoolaha dad- weynaha, ku tumashada iyo u hoggaansanaan la’aanta shar- ciga, si xun u adeegsiga awoodda iyo lunsashada dakhliga Dawladda. Baaritaanada aan ku hayno hay’adaha Dawladda qaarkood ee ka dhasha Warbixinnada iyo baaritaanada […]

2 mins read

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay wakiilka QM ee Soomaaliya 

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminayso. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen Madaxweyne Ku-xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo mas’uuliyiinta Madaxtooyada, ayaa Wakiilka Qaramada Midoobay la yeeshay wada hadalo miro dhal ah oo la xiriira […]

1 min read

Diyaaradaha dagaalka ee Imaaraadka Carabta oo duqaymo ka Fuliyay Soomaaliya.

Diyaarado dagaal oo laga leeyahay Dalka  imaaraadka Carabta oo ah diyaarado hore dalka lagu arag ayaa duqeymo ka fuliyay Deegaanka Saban-sabley oo u dhaxeeya Deegaanka Cali Axmed iyo degaanka Bud-bud, degaanadaan duqeynta ay ka fuliyeen diyaaradahaaan laga leeyahay Imaaradka Carabta ayaa ku yaal xadka kala qaybiya shabeelada Dhexe iyo Galgaduud. Diyaaradaha duqaymaha fuliyay oo ah […]