1 min read

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo magacaabay guddi soo baara shaqaaqooyinkii ka dhacay Baraawe

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Halkan hoose ka aqriso warqadda Gudoomiyaha.