19 May, 2024
1 min read

Madaxwehnihii hore Sheekh Shariif oo dalka dib ugu soo noqday.

Waxaa magaalada Muqdisho soo dhaween loogu sameeyay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa. Soo dhaweenta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah Xildhibaannada labada ee Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Siyaasiyiin horay xilal kala duwan dalka ugu soo qabtay iyo qaar ka mid […]

1 min read

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo booqasho ku tagey magaalada Belgrade ee dalka Serbia.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Šapić. Kulankan waxaa guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku wehlinayay Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia Mudane Maxamed […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go’aamada Golaha Wadatashiga Qaranka si loo  hirgaliyo  hannaan doorasho oo ku dhisan matalaadda dadweynaha, taasoo saamayn wanaagsan ku yeelan doonta geeddi socodka siyaasadda dalka iyo […]

1 min read

Muxuu yahay Sicir bararka ay sababtay fannaanadda caanka ah ee Beyoncé ee ka dhacay Sweden?

Ma u malaynaysay in dagaalka Ukraine ama silsiladaha sahaydu ay sabab u ahaayeen kor u kaca qiimaha badeecadaha? Waan hubaa inuu jiro wax aadan ka aqoon Beyoncé. Bilowgii dalxiiska fannaanadda caanka ah ay ku tagtay Sweden bishii hore waxa ay abuurtay kala duwanaansho wayn oo ku aaddan baahida hoteellada iyo maqaayadaha taasoo lagu arkay tirakoobka […]

1 min read

Erdogan oo shuruud cusub ku xiray codsiga Sweden ee xubinnimada NATO

ANKARA :- Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaysan ka sugin rajo ku saabsan dalabkooda xubinnimada NATO ee shirwaynaha isbahaysiga reer galbeedka ee bisha soo socota, ilaa ay ka hortagto mudaaharaad ka dhan ah Turkiga oo ka dhacaya Stockholm. “Turkigu uma dhawaan dalabka Sweden ee NATO ilaa inta ay argagixisad ku mudaharaadayeen Stockholm” […]

1 min read

Askar Kenyaan ah oo ku dhintay Qarax Al-Shabaab ka fulisay gudaha dalkaas.

GARISSA — Sideed sarkaal oo ka tirsan booliska Kenya ayaa ku dhintay qarax haleelay baabuurkooda oo la tuhunsan yahay inay ka dambeyso kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, waxaa sidaas sheegay booliska. Qaraxa ayaa Talaadadii ka dhacay gobolka Garissa ee waqooyi bari oo xuduud la leh Soomaaliya. “Waxaan weerarkan ku weynay sideed sarkaal oo boolis ah,” waxaa sidaas […]