08 Jun, 2024
1 min read

Hay’adda Duulista Rayidka ah oo sheegtay in aanay waxba iska bedelin nidaamka fiisaha dal ku galka ee Soomaaliya.

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), ayaa hadal qoraal ah oo ay soo saartay, waxay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo cidda ay quseyso “in aan looga baahneyn in ay horay usoo qaataan fiisaha dal kugalka. Hay’yadda oo qoraalka ku daabacday boggeeda Facebook ,waxa ay sheegtay “in qof kasta oo Soomaali ah ee sita baasaboor kasta ama […]