26 Jul, 2024
1 min read

Dad isku qoys ah oo uu madfac kula habsaday Bariirre.

Deegaanka Bariire ee ka tirsan gobolka shabeelada Hoose madfac hoobiye ah ayaa ku habsaday qoys huradaya oo deganaa deegaankaas , Qoyskaas oo ka koobnaa shan qof ayaa shantoodiiba ay dhaawacmeen. Dhaawaca qoysakaas ayaa abaare Labadii habeenimo lagasoo qaaday Bariire oo la keenay magaalada Muqdisho iyagoo dhaawaca qaarkood ay jidka kusoo dhiig-baxeen, waxaana la dhigay cisbitaala […]

3 mins read

Muxuu ahaa shirka dhex maray Farmaajo iyo Muuse Biixi ee hadal heynta dhaliyay?

Kulankii madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxwaynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa 11-kii Febraayo 2020 ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Farmaajo wuxuu xilligaas Addis Ababa u joogay shirka sannadlaha ah ee madaxda Midowga Afrika. Dhanka Somaliland, horey ugama qeybgali jirin […]

2 mins read

Baarlamaanka Soomaaliya oo Guddi u magacaabaya Dagaalka Baraawe.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maanta shir Guddoomiyaya Kulanka Golahaas ayaa sheegay in Guddi loo magacaabayo dagaalka Baraawe ka dhacay ee dhexmaray Ciidamada Militariga DF & Kuwa Daraawiishta DG Koofur Galbeed. Aadan Madoobe waxa uu sheegay in Baarlamaanka uu wakil ka yahay Shacabka sidaas awgeed dhibaatada gaarto […]

1 min read

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ay hoggaamineyso safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann. Kulanka oo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa looga hadlay xaaldda guud ee dalka, dimuqraaddiyeynta, kaabayaasha dhaqaalaha iyo mashaariicda midowga Yurub ay ka wadaan deegaannada Dowladda Galmudug.

1 min read

Mareykanka oo $5 milyan dul dhigay madaxa C/llaahi Cusmaan oo ah madaxa  warbaahinta ee Al-Shabaab ee Al-kataaib.

WASHINGTON — Mareykanka ayaa ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo gaareysa 5 milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Injineer Ismaaciil oo ah khabiir sare oo Al-shabaab u sameeya qaraxyada. Eedeysanahan ayaa sidoo kale ah la-taliyaha hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda Mareykanka. Mareykanka ayaa […]

1 min read

Xaalada magaalada Barawe oo maanta degan.

Maalintii isniintii ee todobaadkan waxaa ka dhacay dagaal saacado socdey oo u dhaxeeyey ciidamo ka tirsan Militeriga Dowlada Soomaaliya iyo ciidamo kale oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed. Waxaa ka dhashey qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh. Koonfur galbeed oo ka hadashey dagaalkii Baraawe waxay sheegtay in weerar lagu soo qaadey xarunta madaxtooyada Baraawe ciidankeeda iska […]

1 min read

Shir looga hadlayay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab oo lagu qabtay Noeway.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo safar shaqo kujooga Norway ayaa kaqeybgalay mid ka mid ah fadhiyada “Madasha Oslo” taas oo lagu falanqeeyey “Wejiga Soomaaliya ee dadaallada dib u xorreynta kadib”. Wasiir Axmed Fiqi, waxaa uu ku dheeraaday dib u xorreynta dalka, howlaha xasillinta iyo mashaariicda […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Africom.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareeykanka ee (Africom) Gen.Micheal  Langley. Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa ugu horeyn uga warbixiyay Taliyaha Mareykanka ee Africom guulaha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay ka soo hoyeen howlgalka xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Labada […]