27 Jul, 2024
4 mins read

Ar, lagama fiirsadoo. ( Ogaal wadaag) Somaliya iyo Nageria oo lagu tiriyo wadamada Dunida ugu taajirsan maxaa ku dhacay?..

Somaliya iyo Nageria oo lagu tiriyo wadamada Dunida ugu taajirsan maxaa ku dhacay. Nageria Lacagta Nageria waxa ay aheyd mid ka Qiima sareyso Dollarka. 1Naira=1.5 $. 1Naira = 1£. Xaalado ayaa la abauuray kadibna waxaa loo soo diray Khubaro ka kala socoto Bangiga Aduunka iyo Jaamacadda Harvard. 1986 waxaa la go’aamiyay in Nageria ay Lacagteeda […]

1 min read

Dowladda Eritrea oo dib ugu biirtay urur goboleedka IGAD kadib markii ay ka baxday 16 sano ka hor

Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane Meskel ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray Isniintii in Eritrea “ay dib u bilowday dhaqdhaqaaqeeda” oo ay fariisatay shir madaxeedka Igad ee ka socda dalka jaarka ah ee Djibouti. Xoghayaha fulinta ee kooxda gobolka, Workneh Gebeyehu, ayaa sheegay “in uu aad ugu faraxsan yahay in uu soo dhoweeyo wasiirka arrimaha […]

1 min read

Midowga Afrika oo ku dhawaaqay in qaar kamid ah saldhigyada ATMIS lagu wareejinayo Ciidamada Soomaaliya.

Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka ATMIS, ayaa shaaca ka qaaday in dhowr Saldhig oo Horudhac ah lagu wareejin doono Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed […]

1 min read

Ra’iisul Wasaaraha oo Daah-Furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuuudiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu, waxuuna xusay in dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatada ay ka heli doonaan dhaqaale iyo shaqo abuur ka badan kii […]

1 min read

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay Horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa qeybo ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose, ku khaarajiyay Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Khawaarijta iyo Shan ka mid ah ilaaladiisa. Horjoogahan la dilay oo lagu magacaabi jiray “Abu Sahal” ayaa lagu khaarajiyay howlgal qorsheysan oo ciidamada Qaranku ka fuliyeen mid kamid ah degaanada hoos tagta magaalada Kismaayo. Dhinaca kale, Ciidanka sida […]

1 min read

Kenya oo ku dadaalaysa wada hadal toos ah oo ay la gasho dhinacyada isku haya Suudaan

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa muujiyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in uu kulan fool-ka-fool ah la yeesho jeneraalada isku haya Suudaan si loo xalliyo dhibaatada halkaas ka taagan. Waxa uu sheegay in Kenya – iyada oo ah guddoomiyaha “quartet-ka” ee dalalka gobolka ee ku saabsan Suudaan oo ay sidoo kale ku jiraan Itoobiya, […]