26 Jul, 2024
1 min read

Maxkamad diiday amarkii booliska Sweden ay ku mamnuuceen gubitaanka Kitaabka Quraanka ah

StockHOLM — Maxkamad racfaan ah oo ku taalla dalka Sweden ayaa Isniintii sheegtay, inaanay boolisku awood sharci u lahayn, inay diidaan ama hor-istaagaan mudaharaado la qorsheeyey oo la doonayey in lagu gubo Kitaabka barakaysan ee Quraanka Kariimka ah. Ka dib markii bishii January ee sannadkan lagu gubay Kitaabka Quraanka ah ee barakaysan, barxadda hore ee […]