26 Sep, 2025
1 min read

Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimillada.

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, marwo Khadiijo Maxamed Makhsoumi, ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Masar marwo Yasmine Fouad. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay sidii wax looga qaban lahaa arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada oo adduunka khatar ba’an ku haya, saameyn na ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada. Intii kulanku socday […]

1 min read

Dowlad iyo Dhillo maxay iska shabahaan =Faallo=

Araar: Somlida marka Maahmaahdu meelaha qaar ay la gasho, dhaqan ahaan waxa ay ka hor mariyaan:( Wax Akhyaar loogu maahmaahana malehe) . Waxaa jirto Maahmaah laga isticmaalo Laitin America oo leh: ( Dowladuhu waa Sida Sharmuuto oo kale, Dhilladu Ma taqaan Ninkii Cunuga ka dhalay ama iyada oo taqaan ayeey Nin kale u saarisaa) . […]

1 min read

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Garoon diyaaradaha ee Ugaas Khaliif. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ka koobnaa Wasiiro iyo Masuuliyiin kale waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif kusoo dhoweeyay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, iyo Ku Xigeennadiisa, Maamulada degmooyinka Beledweyne, […]

3 mins read

Dhaqaalaha Maraykanka kaga baxay Soomaaliya oo la shaaciyey.

Machadka daraasaadka caalamiga ah iyo arrimaha bulshada ee jaamacadda Brown ee dalka Maraykanka ayaa soo saaray warbixin ku aaddan dhaqaalaha Maraykanka kaga baxay la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya tan iyo sannadkii 2007. Sida Machadka lagasoo xigtay Maraykanka ayaa sheegay in ay kaga baxday arrimaha la dagaalanka aragagixisada ee Soomaaliya dhaqaale gaaraya $2.5 bilyan oo Doolar […]

1 min read

FAO oo ka digtay fatahaado ka dhaca magaalada Beledweyne.

MUQDISHO:- Ha’adda FOA ee cuntada iyo beeraha ee Qaramada Midoobay ayaa k digtay halista fatahaado xoog leh oo kusoo wajahan Soomaaliya, kadib markii roobab xoog leh oo ka da’ay Itoobiya iyo Soomaaliya ay buuxiyeen webiga Shabeelle. Heerarka webiga Beledweyne ayay sheegtay ha’adda FAO inuu shalay gaaray 7.90m, taas oo ay ka dhalan karto khatarta fatahaado. […]

2 mins read

Israel oo weerar dhimasho badan saakay ku qaaday Gaza

Gaza:- Israel ayaa saaka duqeyn oo xooggan oo ka dhan ah kooxda Islamic Jihad ku qaaday Marinka Gaza, waxaa sidaas ku dhowaaqay militarigeeda, ayada oo wasaaradda caafimaadka maamulka Xamza ee Gaza ay sheegtay in 12 qof lagu dilay. Wasaaradda ayaa sheegtay in haween iyo caruur ay ka mid ahaayeen dadka dhintay, hase yeeshee ma bixin […]

1 min read

Soomaali ka soo carartay coladda ka socota Sudan oo Muqdisho soo gaartay.

Sida lagasoo xigtay warbaahinta dawladda Soomaaliya, waxaa maanta dalka lagu soo celiyay 137 Muwaadin oo ka soo Cararay Dagaalada dalka Sudan ka socda. Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya iyo Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan soo galootiga ayaa Muqdisho Ku soo dhoweeyay 73-qof halka sidoo kale 64-qof diyaaradu ka dejisay magaalada Garoowe. […]

1 min read

Mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay Magaalada Xudur.

Magaalada Xudur ee gobolka Bakool ee Soomaaliya, ayaa waxaa maanta ka dhacay mudaaharaad, kaasoo geystay waxyeello. Sida uu sheegay guddoomiyaha degmada Xudur, Cumar Cabdullaahi Maxamuud, mudaaharaadka, ayaa waxaa ka danbeeyey ka gadaal markii askari laga qaadey Xudur, oo loo geeyey Uganda tababar, uu dalkaasi ku dhintay. Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in geerida askariga kadib, […]

1 min read

Ciidamada Dowladda  oo howlgal ay sameeyeen ku qabtay Saraakiil katirsan Al-Shabaab.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa saacadihii la soo dhaafay sameeyay howlgallo xoogan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab. Howlgallada ayaa Ciidamada sigaar ah uga sameeyeen degaannada Hul-caduur iyo Xalaneey oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo qabtay Saraakiil katirsan Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidamada […]