1 min read

Dowlad iyo Dhillo maxay iska shabahaan =Faallo=

Araar:

Somlida marka Maahmaahdu meelaha qaar ay la gasho, dhaqan ahaan waxa ay ka hor mariyaan:( Wax Akhyaar loogu maahmaahana malehe) .

Waxaa jirto Maahmaah laga isticmaalo Laitin America oo leh: ( Dowladuhu waa Sida Sharmuuto oo kale, Dhilladu Ma taqaan Ninkii Cunuga ka dhalay ama iyada oo taqaan ayeey Nin kale u saarisaa) .

Ujeedada

1.Sharmuutadu iyada oo taqaan Ninkii Cunuga ka dhalay, ayeey Nin kale oo ay ogtahay in uuna ka dhalin ku tiraa: waa kan Aabahaa.

2. Dowladuhu marka ay Guuleystaan, iyaga oo yaqaan kuwii Guusha keenay, ayeey haddana kuwa kale guusha siiyaan.

Qore: Yahya Amir