1 min read

FAO oo ka digtay fatahaado ka dhaca magaalada Beledweyne.

Ha’adda FOA ee cuntada iyo beeraha ee Qaramada Midoobay ayaa k digtay halista fatahaado xoog leh oo kusoo wajahan Soomaaliya, kadib markii roobab xoog leh oo ka da’ay Itoobiya iyo Soomaaliya ay buuxiyeen webiga Shabeelle.

Heerarka webiga Beledweyne ayay sheegtay ha’adda FAO inuu shalay gaaray 7.90m, taas oo ay ka dhalan karto khatarta fatahaado.

“Dadweynaha ku nool magaalada Beledweyne iyo nawaaxigeeda waa inay weli qaadaan tallaabooyin taxaddar ah.” ayay tiri FAO.