May 2023
Indha fiiqa Siyaasadda Somalida=Faallo=
Sheeko Carbeed ayaa aheyd Tuulo ay joogeen 8 Nin oo indhoolayaal ah iyo 2 Aragga indha leh, ayaa waxaa la keenay Maroodi. Indhoolayaashii ayaa u tagay Maroodigii si ay u taabtaan jirkiisa una fahmaan. Midba meel ayuu ka taabtay. A. Ninkii ugu 1aad oo taabtay Lugta Maroodiga ayaa yiri: Maroodigu waa Tiir. B. Kii 2aad […]
Sirdoonka Turkiga oo Suuriya ku dilay hoggaamiyihii Daacish.
Ankara — Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Axaddii sheegay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay Suuriya ku dileen hoggaamiyihii Daacish Abuu Xuseen Al-Qurashi. “Hawlgal ay hay’adda Sirdoonku shalay ka fulisay Suuriya ayaa lagu dilay shakhsigan,” ayuu Erdogan ku yiri wareysi uu siiyay TV-ga TRT Turk. Erdogan ayaa sheegay in hay’adaha Sirdoonku ay muddo dheer ku daba […]
Man City oo Arsenal kala wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League.
MANCHESTER :- Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay tan iyo bishii Febraayo la wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League, iyadoo Erling Haaland uu gaaray heerar kale oo muhiim ah markii ay 2-1 kaga badiyeen Fulham Axadii. 0 Haaland waxay ku qaadatay seddex daqiiqo oo kaliya inuu dhaliyo goolkiisii 34-aad ee Premier League ee xilli ciyaareedkiisii […]