17 May, 2024
1 min read

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo ay sheegtay in loo waday Al-Shabaab.

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay agab iyo saanad milatari oo kooxda Al-Shabaab uga soo dagtay dekadda iyo garoonka Muqdisho kuwaas oo lagu soo dhex qariyay badeecad ganacsi. Wasiiru Dawlaha Amniga Gudaha Maxamed Cali Xagaa oo weriyayaasha kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in in ka badn toban qof oo […]

1 min read

Allaha u naxariistee Janaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golihii sare ee Kacaanka oo geeriyooday.

Allaha u naxariiste Waxaa Xalay magaalada Melbourne ee dalka Australia ku geeriyooday Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golihii sare ee dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Allah u naxariiste marxuumka oo ka mid ahaa Golihii kacaaanka ayaa xilal badanoo ay ka mid ahayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Duqa Muqdisho kasoo qabtay dowladdii dhexe ee […]

1 min read

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo laashay dacwad ka dhan ah shabakadda Twitter-ka.

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Khamiistii diiday sii socoshada, dacwad ka dhan ahayd shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha bulshada gaar ahaan shirkadda Twitter-ka, taas oo ay dacwad ku soo oogeen, qaar ka mida dhibbanayaal ay eheladoodu ku dhimatay weeraro argagixiso. Dhibbanayaasha dabada ka riixaya kiiskan ayaa dacwadooda saldhig uga dhigay sharciga la dagaalanka argagixisada […]

1 min read

Maraykanka: Sare u kac ku yimid Tirada dadka u dhinta isticmaalka Daroogada.

NEW ORLEAN – Tirada dadka u dhinta isticmaalka dawooyinka xad-dhaafka ah iyo waxyaabaha kale ee maanka dooriya ayaa aad sare ugu kacay dalka Maraykanka, sannadkii la soo dhaafay, sida ay sheegeen masuuliyiinta xarunta xakamaynta iyo ka hortagga cudurada faafa ee dalka Maraykanka ee loo soo gaabiyo CDC. Khubarada diyaarisay warbixinta ayaa sheegay inaanay hubin, in […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Saraakiil tababar ku qaadanaysa dalka Qatar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ciidamadan rajada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Qatar […]

2 mins read

Mareykanka: Gobolkii ugu horreeyey oo mamnuucay TikTok.

Helena:- Montana ayaa Arbcadii noqday gobolkii ugu horreeyey ee Mareykanka ah oo mamnuuca TikTok, ayada oo sharcigan uu dhaqan-geliyo sanadka xiga, xilli ay xoogeysatay doodda la xiriirta saameynta iyo amniga app-kan caanka ah. Mamnuucista, oo uu saxiixay barasaab Greg Gianforte, ayaa tijaabo sharciyeed u noqon doonta haddii app-kan laga leeyahay Shiinaha laga mamnuuci karo dalka […]