1 min read

Qof ku jecel Shuruud la’aan, isaga oo aan ku aqoon!!!.

Hooyadu, badanaa marka ey ku dhasho iyo inta aad yar tahayba wey ku jeceshahay iyada oo aan ku Aqoon, ma Qof dabeecad fiican ayaad tahay, ma mid Xun, ma qurxoonaa doontaa, ma caasi mise Baari ayaad noqon doontaa, ma taajir ayaan noqonee, mise faqiir. Intaa on dhan iyada oo aan kaa aqoon ayeey ku jeceshahay.

Laakin Dadka kale intaa marka ay kaa ogaadaan kadib kadib ayeey ku jeclaadaan.

( Hooyadu waa Qof ku jeclaaday iyada oo aan ku Aqoon, laakin Dadka kale waxa ay ku jeclaadaan Markeey ku bartaan kadib) Jaceylka Hooyo, waa asal, Shuruudna kuma xirno.

Qore:Yahya Amir