27 Jul, 2024
2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-353 =Somaliya Madaxda midba kan ka dambeeyo Qob moos oo u dhigaa =

1 Caawa Aniga oo Bishii Shawaal fiirinaayo oo Guri Dabaqa ah saaran ayaa Mobile- kii ay iigu keeydsanaayeen saaxiibadeyda FB-gu iga soo dhacay. Ar yaa dhaawac ah sidee wax idiin gaareen. (F.S: 1aad) ( Ciid Wanaagsan) 2. Oday Cabdulle ayaa Casuumay Saaxiibadii Ido Ciidaad ayuu Qalay. Faarax oo Martidii ka mid ahaa ayaa yiri: Anigu […]

1 min read

Burcad koonfur Afrikan ah oo dilay muwaadin Soomaali ah.

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay meelo kamid ah dalkaasi ku dileedn Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Somaalida ka Shaqeysta dalkaas, iyaga oo dilka kadib Goobta ka baxsaday. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Axmed Daahir ayaa waxaa lagu dhex-toogtay bartamaha Xaafada ay Soomaalida ka degantahay magalada Johannesburg ee Mayfair. Goobjoogayaal ayaa waxaa […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay  munaasabadda Ciidul Fidriga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda Ciidul Fidriga. Madaxweynaha dalka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay isu gurmadaan oo Walaalaha aan waxba heysan ay caawiyaan, waxaana uu Madaxweynuhu u rajeeyey in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ardaydii ugu horreysay kasoo saartay dalka Sudan.

MUQDISHO:- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ardayda Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka Sudan ay u daadgureysay dalka Itoobiya, sida uu VOA u xaqiijiyay danjire Cabdiraxmaan Nuur Maxmed Diinaari oo ah ku-simaha xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha dibadda. Waxa uu sheegay in ilaa hadda 50 ka mid ah ardaydan la geeyay xuduudda Itoobniya, isla […]

1 min read

Madaxda Soomaalida oo ka hadlay maalinta ciidda oo ku beegan Jimcaha.

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal, sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyey telefiishanka dawladda. Telefiishanka dawladda oo soo xiganaya wasiirka diinta iyo awqaafta ee Soomaaliya ayaa sheegay in kadib baadigoob dheer Dhalashada Bisha Soonfur laga arkay magaalooyin kala duwan oo ka mid […]