29 Apr, 2024
1 min read

Wiilka Madaxweynaha Uganda oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo xilka aabihii hayo.

Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in uu u tartami doono xilka madaxtinimada dalkiisa marka la garo doorashada sanadka 2026-ka. Muhoozi, oo ah Janaraal muran badan dhaliyay oo marar badan doodo ka dhex-abuuray baraha bulshada hadalladiisa awgood, ayaa sidaas ku sheegay qoraal iuu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Khamiistii […]

1 min read

Dagàal u dhaxeeya Soomaali iyo Oramo oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomalida ayaa sheegaya in Ciidanka Degaanka oromia ay weerar geestay qasaaro xoog leh kuqaadeen Tulooyin katirsan dagmada Tuli-guled oo Soomaalida ay degan tahay. Dagaal xooganaa ayaa dhexmaray Maleeshiyaadka Oromada iyo kuwa Soomaalida oo dhammaantood Xoolo dhaqato ah, waxaana jira khasaaro kadhashay dagaalka kaas oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay in […]

1 min read

Madaxda dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada oo shir uga furmay Baydhabo.

Shirka dowladda federaalka ah ee soomaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koonfur galbeed. Shirkaasi ayaa wararku waxa ay sheegayaan in aysan qayb ka ahayn Puntland. Wasiirka war faafinta Soomaaliya Daaud Aweys oo ay BBC-du wareysatay ayaa sheegay in shirkani yahay mid ka mid ah “shirarkii ay isugu […]

2 mins read

Maraykanka iyo Ethiopia oo ka wadahadlay dardargelinta heshiiskii gobolka Tigray.

ADDIS ABABA, ETHIOPIA — Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Anothony Blinken ayaa Arbacadii la kulmay ra’iisal wasaare ku xigeenka Ethiopia ahna wasiirka arrimaha debedda Demeke Mekonnen, taasoo qayb ka ahayd booqasho hal maalin ah oo uu ku tegey dalkaas. Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa rajo ka muujiyey heshiiskii nabadeed ee ay bishii November kala […]