29 Apr, 2024
1 min read

Al-Shabaab oo joojisay dhismayaal ka socday Muqdisho Iyo Dowladda oo si Kulul ugu jawaabtay.

Ururka Al-Shabaab ayaa joojisay dhismayaal ka socday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo milkiilayaasha iska leh dhismayaashaasi ku amartay iney hakiyaan shaqada, sida xogaha la helayo ay muujinayaan. Axmed Macallim Fiqi Wasiir Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta  oo shir jaraa’id ka qabtay dadka dhismayaal ka socday Muqdisho u istaajiyey amarro ka yimid Alshabaab […]

5 mins read

Somalia among highly improved countries in open budget and transparency- According to Open Budget Survey

The recently concluded conference on Integrated National Financing Frameworks (INFF) and Open Budgets for Sustainable Development in Africa praised Somalia’s progress in financial transparency and the open budget process. In late September, a survey on Open Budget was unveiled at the meeting in Nigeria’s capital, Abuja. Somalia joined the Open Budget Survey (OBS) initiative in […]

1 min read

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shirka golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan qorshaha gurmadka, horumarinta iyo xasillinta deegaannada laga xoreeyay argagixisada Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xaalad adag ay ku nool […]

1 min read

DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu diley deegaanka Basra.

Ciidamada Dowladda ee isugu jira Nabad Sugida iyo Booliiska gaarka ah ee Haramcad ayaa weli howgallo. Ciidamada ayaa sheegay in howgalladii u dambeeyay ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab oo gaaraya sagaal ruux. “Ciidanka NISA iyo Kuwa Haram-cad ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey Tuulooyin hoos-taga deegaanka Basra, halkaasi oo ay ku dileen 9 dhagar […]

1 min read

Museveni oo raali-gelin ka bixiyay hadalkii wiilkiisa ee ahaa inuu qabsan doono Kenya.

KAMPALA — Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa raalligelin guud ka siiyay Kenya, isaga oo cafis ku aaddan haddallo uu Twitteka soo dhigay wiilkiisa Kainerugaba Muhoozi weydiistay Kenya, hadalkaas oo uu Muhoozi si kaftan ah ugu sheegay inuu duullaan muddoo kooban ah ku qabsanayo Kenya. Hase yeeshee, Museveni waxa uu wiilkiisa u dallacsiiyay General buuxa, kadib markii […]

1 min read

Dowladda Moroco oo fasaxaysa in Xashiishka lagu abuurto dalkeeda.

Dowladda Morocco ayaa 10 shati siisay beeraleyda si ay u beertaan xashiishka si markii ugu horreysay dalkaas looga dhoofiyo. Beeraleyda ku sugan gobollada al-Hoceima, Chefchaouen iyo Taounate ayaa loo ogolaaday inay beertaan xashiishka si loo xoojiyo wax soo saarka xashiishka loona iibiyo iyadoo loo isticmaalayo qaab dawo ah, waxaana laga iibin doonaa warshadaha iyo shirkadaha […]

2 mins read

OPEC oo dhimaysa illaa 2 milyan oo foosto maalintii, shidaalka ay soo saaraan.

Dalalka shidaalka soo saara ee ku bahoobay ururka OPEC+ ayaa ku heshiiyey inay yareeyaan shidaalka ay soo saaraan, iyaga oo ku macneeyey inay doonayaan inay wax ka qabtaan qiimaha sabbaynaya ee shidaalka, iyaga oo ku doodaya in tallaabada ay qaadeen ay wax ka tarayso dhaqaalaha dunida ee liita. Tallaabadan ayaa loo arkaa inay tahay dhirbaaxo […]