23 Apr, 2024
1 min read

Maraykanka oo qaadanaya Qaxooti gaaraya 125,000, isagoo faahfaahiyey meelaha uu ka qaadanayo qaxootigaas.

SAN DIEGO, CALIFORNIA – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii si rasmi ah u shaaciyey tirada qaxootiga ee Maraykanku uu qaadanayo sannad miisaaniyadeedka 2023, tiradaas oo gaadhaysa illaa 125,000 oo qaxooti ah, inkasta oo uu cadaadis xooggan uga yimi kooxaha u dhaqdhaqaaqa arrimaha qaxootiga, iyaga oo madaxweynaha ku cadaadinayey inuu kor u qaado tirada […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliye Odawaa oo gaaray deegaano laga saaray Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray deegaanno hoos yimaada degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiintan ayaa kormeeray Ciidan isugu jira Xoogga dalka iyo kuwa Macawiisley oo ka qeyb qaatay dagaalka Al-shabaab looga saaray deegaannada hoos yimaada degmada Baxdo. Wasiirka iyo Taliyaha ayaa deegaanadaas […]

1 min read

Waxyaabaha ay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Aby Axmed.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Golehiisa Xukuumadda. Labada Hoggaamiye ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo mudnaan la siinayo horumarka iyo xasilloonida Gobolka Geeska […]

2 mins read

Shirkadda Apple oo sameynta taleefoonnada IPhone u wareejineysa Hindiya.

Shirkadda Apple ayaa sheegtay soo saarista taleefannada iPhone 14 iney ka soo wareejineyso Shiinaha una wareejineyso Hindiya. Shiekadda Apple ayaa taleefannada ugu badan ee ay soo saarto ee iPhone lagu sameeyaa dalka Shiinaha. Waxayna shirkaddu hadda qorsheyneysaa meel ka baxsan Shinaha in lagu sameeyo taleefannada ay soo saarto. Go’aanka shirkadda ayaa ka dhashay marki uu […]

1 min read

Jaaliyada Holland oo soo dhaweysay wariye Cagmadhige

Gudoomiyaha jaaliyada soomaliyed ee dalka Holland Cabdulqadir Cali Nuune ayaa soodhaweyn heersare ah ugu sameyay saxafiga soomaliyed Maxamed Axmed Xaaji Cagmadhiga. Wariya cagmadhiga ayaa mudo dhowr casha ah baaqi ku ahaanaya dalka Naderland, asagoona qorsheynaya in uu kaga sii gudba dalka Biljimka si markaasi kulama xog wareysi ah uu la qaato madaxa safarada soomiyeed ee […]

1 min read

Maxay ka wadahadlayaan Xasan Sheekh Maxamuud iyo Abiy Axmed?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka booqasho ku tegay dalka Itoobiya, wuxuu kulamo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyagoo ka wadahadli doono arrimo ay kamid yihiin xoojinta iskaashiga labada dal iyo amniga. Wuxuu sidoo kale Itoobiya kala hadli doonaa sidii dalalka ay u mideyn lahaayeen tallaabooyinka ka dhanka Al-Shabaab. Inta badan gobollada dalka […]

1 min read

Boqor Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay ra’isul wasaaraha Sacuudiga.

RIYADH — Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa wiilkiisa, ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha boqortooyada, halka wiilkiisa labaad Amiir Khalid uu u magacaabay wasiirka gaashaandhigga, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday boqortooyada Talaadadii. Isku shaandheyntan ayaa wiil kale oo lagu magacaabo, Amiir Abdulaziz bin Salman, laga dhigay wasiirka tamarta, sida Boqorka da’da […]

2 mins read

Militariga Mareykanka oo qirtay inuu rayid ku dilay dalal ay Soomaaliya ku jirto.

WASHINGTON — Militariga Mareykanka ayaa dilay 12 qof oo rayid ah sanadka 2021, weerarro dhammandood ka dhacay dalka Afghanistan, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Pentagon-ka oo lasii daayay Talaadadii. “Waaxda Difaaca waxay qiimeysay in ku dhawaad 12 qof oo rayid ah lagu dilay laguna dhaawacay ku dhawaad 5 qof oo rayid ah intii lagu guda […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Itoobiya.

ADDIS ABABA — Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd gaaray magaalda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Waa safarkii ugu horreeyay ee rasmi ah oo madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tago dalka Itoobiya tan iyo intii dib loo soo doortay. “Itoobiya waxay […]

1 min read

Yaasiinka Boob Yasir aan Helnee!!!.

Suufiyoow Salaad Salawaatulaah Asalaam Caleeyk Sadaqaan wadaa Sadaqaan Wadaa iyo Saad Quraan Saafaadkiyaan Soddon jeer Akhraa Sabaxaan Cuskaa iyo Sabadaad Ogeeyd Sudunaan Go’daa Siidkii Alloow Siidkii Alloow Silicaan Marnee Silicaan Marnee Waan Saxriirniyee Waan Saxriirnayee Nasalaama Yeel Siidkii Alloow Saadirkeena Tuug Saadirkeena Tuug Aan Siraad kornee.. Aamiin Shiikh Ibraahimoow Sheeybkii Alloow Shaakirkaan Jecleeyn Shaahidkeen Kayaab […]