1 min read

Jaaliyada Holland oo soo dhaweysay wariye Cagmadhige

Gudoomiyaha jaaliyada soomaliyed ee dalka Holland Cabdulqadir Cali Nuune ayaa soodhaweyn heersare ah ugu sameyay saxafiga soomaliyed Maxamed Axmed Xaaji Cagmadhiga.

Wariya cagmadhiga ayaa mudo dhowr casha ah baaqi ku ahaanaya dalka Naderland, asagoona qorsheynaya in uu kaga sii gudba dalka Biljimka si markaasi kulama xog wareysi ah uu la qaato madaxa safarada soomiyeed ee biljimka soo dhaweynta cagta xaaji waxaa kaloo gama furan ku soo dhaweyay jaliyada qeybaheeda kale ee kunool dalka nedalan gar ahaan magalada rotordaam bashiir jiidaal. Somaliweyn hollan